Qormooyinka Cusub

Quraan mise Maanso carbeed?

Q

Qur'aanku waxa uu sheegaa in ay reer Banii Israa'iil denbiileyaal ku yihiin in ay nebiyaal laayeen. Kuwii xilligii nebiga noolaa buu Qur'aanku ku eedeeyey denbigaas, dabcanna kuwa maanta joogaa waa ay la wadaagaan. Haddaba haddii ay dad reerkaas ahi nebiyo laayeen kuwooda qarniyo ka dib dhashaa ma wax bay ku leeyihiin denbigii laynta? Haddii Qur'aanka la raaco qof kasta oo qabiilkaas ahi waa...

Diinta Islaamka iyo Dumarka

D

Garta dumarka iyo diinta islaamka lama gali karo, cid qaadaa furi kartana ma jiro. Diinta Islaamka waxa ay dumarka u ekaysiisay wax ay raggu leeyihiin amaba qayb bahaahinka ka tirsan, saamigooda oo kale ayay ku qiimaysay. Dumarkuna insaan xor ah oo sida ninka xaq iyo xuquuq insaani ah leh bay isu haystaan. Dumar badan oo islaam ah oo waxaan aragnaa maalin walba leh, diinta islaamka dumarka way...

Dhalanroganka Noolaha

D

Hiddasidayaasha noolayaashu habab badan ayuu is beddelku ugu dhacaa, hababkaas ayaa lagu magacabaa hababka Dhalanroganka (Mechanisms of Evolution). Waxa aan isku dayayaa in aan tusaale ka bixiyo labada hab ee ugu muhiimsan hababka dhalanroganka iyo sida uu noole ugu dhalanrogmi karo hababkaas.Noole kasta Unug walba oo Unugyadiisa ka mid ah waxa uu ku sidaa oo ku kaydsan Hiddo-sidayaal, kuwaas oo...

Qiimaha Insaanka

Q

Sida uu qabo Yuval Harari dhaqamada iyo diimuhu waa caabuq maskaxda iinsanka ku dhaca (mental infection) iyo dulin caqliga ku dul nool (parasite). Wuxuu ku tilmaamayaa dhaqamada iyo diimuhu in ay yihiin isha ugu muhiimsan ee sababtay in iinsaanku wax ay ahayd in ay ku midoobaan ay ku midoobi waayeen, isha ugu muhiimsan ee sababtay in iinsaanku ay is haybsoocaan oo ay heshiin waayaan (source of...

Jawaabta Mulxidiinta Soomaalidu ay ka bixiyeen Muxaadaradii Sheekh Umal ee “Jiritaanka Ilaahay”

J

Sannadihii u danbeeyey waxa caalamka islaamka isa soo taraya tirada dhalinyarada diinta Islaamka ka baxaya ee fikiro kale u digo roganaya. Tiro badan oo kamida dhalinyaradan ayaa qaatay fikirka alle-diidnimada (Ilxaadka) oo ah rumayn la'aanta jiritaanka awood sare. Culimada Soomaalida oo in badan iska dhaga tirayay isna diidsiinayay inay qiraan jiritaanka soomaali aanan Muslim ahayn ayaa immika...

Ilaahey wakiil ka socda oo carabi kaliya ku hadla miyuu u baahan yahay?

I

[su_quote]Haddaan ka yeelo kitaabka quraanka luuqad ajanabi ah waxay dhihi lahaayeen maxaa loo caddayn waayey aayaadkiisa, ma (Quraan) ajanabi ah iyo nabi (Carabi ah), waxaad dhahdaa isagu kuwa rumeeyey wuxuu u yahay hanuun iyo caafimaad, kuwa aan rumeynina dhagahooda waxaa ah culays, waana ka indha la' yihiin kuwaasna waxaa looga yeeri meel fog - Fussilat:44 وَلَوْ جَعَلْنَاهُ قُرْآنًا...

Laba-wajiilanimo Diimaysan

L

Qofka muslimka ahi wuxuu arkaayaa qof reer galbeed ah oo leh waxaan qaatay diinta islaamka isagoo ka daba cel-celnaaya wadaad muslim ah oo wadamada galbeedka jooga shahaadateynka si culays ku dheehan yahay. Arrinkaa wuxuu u arkaayaa guul islaamka u soo hoyatey, qofkaa soo islaamayna waxaa loogu yeerayaa inuu yahay qof cilmi badan, qof xaq raadis ah, qof baaritaan sameeyey, qof hufan, qof damiir...

Xasuusta mise Jirka?

X

Qofka waxa uu qof ku yahay waa xogta uu xambaarsanyahay ee ku kaydsan maskaxdiisa, sida xasuusta, aqoonta, qibrada IWM. Aniga iyo adiga farqiga inoo dhaxeeyaa waa in aynu ku kala duwannahy macluumaadka aynu xambaarsanahay, tusaale aniga waxaa aqaan dadyow goortii aan magacyadooda maqlo aan soo xasuusto oo aan ka dhex baaro kaydka maskaxdayda, waxaan aqaan dhacdooyin isoo maray. Adiguna sidoo...

Caashaqii labo kacleeyey (Sheeko Faneed)

C

Afarta indhood oo ay laboba labo jeceshahay waxaa isugu horraysey gu' ay geedaha sare huwadeen caleemo, xay, miro iyo faraq uu roobba roobkii ka danbeeyey ku saagootiyey onkod iyo hillaac isdaba joogey toddobkii ilaa gusooraha oo labo bilood oo isdaba joogey ay balliyada iyo meel kasta oo godan xareedi ku negaatey. Dhirta hoose oo isugu jirtey qaar magacyo leh iyo kuwo aan magacyo lahayn iyo...

Geesiyaynta gabdhaha

G

ablaha waxaa loo diyaariyaa markay yar yihiin inay ka fogaadaan caqabadahaa iyo dhibaatooyinka nolosha, waxaa loo sheegaa inay qoslaan, si nabad ah wax ku xalliyaan, waxbarashada ay si xeeladaysan u wataan oo dhibco fiican keenaan. Dhanka kale, wiilasha waxaa la baraa inay adkaysi yeeshaan, inay dhibaatooyinka u dhabar adaygaan, xitaa kubbadda inay si aan naxariisi ku jirin u ciyaaraan oo geed...

NALA SOO XIRIIR

[[[["field14","not_equal_to","La xiriir qoraaga"]],[["hide_fields","field17"],["hide_fields","field18"]],"or"],[[["field17","equal_to","Khaalid Xuseen"]],[["email_to",null,"khaled@kaashomaanka.com"]],"and"],[[["field17","equal_to","Aadan Cali"]],[["email_to",null,"aadan@kaashomaanka.com"]],"and"],[[["field17","equal_to","Gallad Gurxan"]],[["email_to",null,"gallad@kaashomaanka.com"]],"and"],[[["field17","equal_to","Waris Diiriye"]],[["email_to",null,"waris@kaashomaanka.com"]],"and"],[[["field17","equal_to","Maigag Guled"]],[["email_to",null,"admin@kaashomaanka.com"],["email_to",null,"kaashomaanka@gmail.com"]],"and"]]
1 Step 1
Magacayour full name
no-icon
Faah-faahi farriintaadamore details
0 / 350

Farriintan qoraaga aad dooratay oo kaliya ayaa arki doona.

keyboard_arrow_leftPrevious
Nextkeyboard_arrow_right
FormCraft - WordPress form builder