
Marka koowaad Evolution-ka ama tadawurku saynis maaha waayo saynisku waxuu ka hadlaa hadda iyo imminka waana i tus oo i taabsii!Saynisku dhammaantii ma aha mid ku kooban ili aragtay, waxa jira saynis taariikheedyo fara badan oo darsa waxii dhacay, waxaana la dhahaa Historical Sciences-ka sida Cosmology, Geology, Paleantology, Pleanthropology, iyo Archaeology.Waxaana jira laba saynis oo kala ah...