QoraaAadan Xuseen

Bullaacadda Qaraxa

30 sannadood wixii ka horreeyay dadka soomaaliyeed Islaamka way haysteen hadana may jirin qarax, meydka wadhan waddooyinka, dhiigga qulqulaya dariiq walba, hantida la burburinayo, ismiidaaminta aan meel loo eegayo lahayn, iyo damiir xumada ku dhacday dadkii meydka ka sarriigan jiray oo dhiiggoodii qiimo beelay. Bal is waydii maxaa is bedelay?70kii wixii ka dambeeyay waxaa si tartiib ah inoo soo...

Meherka Masaajidka

Qiyaastii saddexdii sannadood ee ugu dambeeyey waxa magaalooyinka Soomaalilaan ka bilaabmay in meherrada loo leexiyo inay ka qabsoomaan masaajidada, halkii markii hore laga tegi jiray hudheelada faraha badan ee hoolalka casriga ah u dhistay inay ku soo jiitaan dadka is-calmaday ee meherka diyaarka u ah. Qormadan waxa aynu ku dul-istaagi doonaa hababka ay u shaqeeyaan meherrada ka dhaca...

Geesiyaynta gabdhaha

ablaha waxaa loo diyaariyaa markay yar yihiin inay ka fogaadaan caqabadahaa iyo dhibaatooyinka nolosha, waxaa loo sheegaa inay qoslaan, si nabad ah wax ku xalliyaan, waxbarashada ay si xeeladaysan u wataan oo dhibco fiican keenaan. Dhanka kale, wiilasha waxaa la baraa inay adkaysi yeeshaan, inay dhibaatooyinka u dhabar adaygaan, xitaa kubbadda inay si aan naxariisi ku jirin u ciyaaraan oo geed...

Soofaynta Maskaxda Bulshada Soomaalida

Muhiim ma tahay inaan fekerno bulsho ahaan iyo shakhsi ahaanba? Haddii aan fekerka iska dayno sida xoolaha u noolaano soo nafis iyo nasteexo maaha? Waxaa hubaal ah in suaalahaas dadka badankooda jawaab “HAA” ah bixin doonaan waayo bulsho kasta waa inay fekertaa si ay u noolaato. Haddii aan maanta caagad shanlay caano ah suuqa geeyo oo 5 galaan midba siiyo 8 kun oo shillin iyo haddii aan...

Nala Soo Xiriir

Follow Us