QoraaCabdifataax Barawaani

Cabdifataax Xasan Maxamed "Barawaani". Hargeisa, Somalia.

Johoraddii Geeska iyo Jinkii Reer Axmar

Goor fiid ah, cadceedduna kolkaas uun godka  ku xarootey. Falaadhaha cirka guduudka ka dhigeyna ay weli sii muuqdaan. Laydh macaan oo aad mooddo sidii saxansaxo, roob inta uu dhulka maasheeyey, laamaha dhirta kolba dhan u ruxaysa. Shimbiraha saaka hiirtii waaberi kasoo hayaamey badda xeeligeeda, ayaa hadda deegaanka korkiisa maraya, kuna luuqeynaya codad ashqaraarka dartii diihaalkii maanta ku...

Geeddi iyo Gashaantimihii Xeebta

Geeddi waa nin baadiye ku dhashey, oo ku barbaarey dabadhoon iyo geeljire na ku noqdey dhul aad u oomane ah; oo biyuhuba ku yaryihiin. Taas oo deegaannada u dhow ee biyaha iyo baadka ku san la geeyo xoolaha. Marar badanna colaado hor leh ay ka bilaabmaan deegaankaas, maadaama oo Geeddi iyo tolkii aysan deegaanka ku nooleyn; oo dad kale deegaan ku yihiin. Waxa loo arkayaa niman soo duuley; oo...

My Bookmarks

Follow Us