QoraaCali Barre

Waa maxay lacag?

Si lacagi waxa ay tahay aad u fahantaan iyo danta keentay in asal ahaan loo baahdaa gabi ahaanteedaba kaliya waxaad sawirataa nidaam aysan lacag oo dhami jirin iyo sida ay dadku baahiyadooda u dabooli karayaan.Sidaan qormooyinkii horaba ku soo sheegay, qof walbaana uu si fudud u fahmi karaayo, ma jiro qof qura oo wax walba uu u baahanyahay kaligii soo saaran karo ama sameesan kara, taasi oo qasab...

Ribadu ma ganacsi xun baa?

Sida ku soo aroortay aayadda 275aad ee suurada Al-Baqara, ganacsatadii carbeed ee la nooleed nabi Maxamed ka dib markii lagu yiri ka joogsada ku dhaqanka ribada, ay ku andacoodeen in ”Ganacsiguba uu yahay sida Ribadda uun”.Inkastoo Quraanka laftiisuba ku diidin arrinkaas kuna se raacin, hadana waxaan filayaa in muhiim tahay bal in lafaguris arrinkaas lagu sameeyo, si looga sal gaaro run-ahaan...

Sooyaalka Sekularnimada Soomaaliyeed

Sida ay noo sheegayaan raadadka aarkiyoologiyeed (Archeology signs) eey awoowayaasheen ka tageen, dulka maanta looyaaqaan soomaaliya waxay nolol ka jirtay 9000 sano ka hor dhalashadii Ciise.Dhigaalada sooyaal ee qoran, sidoo kale, waxay iyagane inoo sheegaayaan in soomaaliya ay ka jirtay nolol ilbaxnimo ku dheehantahay afar kun  sano ka hor dhalashadii Ciise.Soomaaliya waxay qeyb weyn oo muhiim...

Did u habaynta diinta Islaamka

Wax badan baa laga dhahay malmahaan “dib-u-ahabeenta islamka” si looga hortago aragtiyada kooxaha mayalka adag sida daacish. Fahanka muslimiinta maanka-furan sida muslimiinta cillmaaniga ah ee ku dhisan in quraanka iyo axaadiista la siiyo macno cusub, waa mid aan wax badan kaga duwaneen kan kooxaha mayalka adag. Macno cusub siinta ayadaha quraanka iyo axaadiista, oo ah isla game-ka ay kooxa...