QoraaIbraahim Geesi

Isku-Jinsinimada Mala Doortaa Mise Waa Dareen Dabiiciya?

Haddaad xuquuqdaada iyo ahaanshahaaga u doodi waydid waxaa dhacda in dad kale booskaas buuxiyaan oo sharraxaad khaldan ka bixiyaan waxaad tahay, iyagoo dantooda u adeegsanaya, waana mushkiladda heysata bulshada LGBT (Lesbian, Gay, Bisexual, and Transgender). Maxaa yeelay, maqnaanshaheenna natiijadeeda waxay noqotay faham-darradii oo korortay. Faham darrada laga dhaadhiciyay bulshadeenna waxaa ka...