QoraaCumar Cali

Milicsiga aqoonyahanka: Aristarchus of Samos & John Michell

Waxaa jira laba saynisyahan oo aan caan ku ahayn aragtiyihii saynis ee ay soo bandhigeen, inta badan na aragtiyahaas saynisyahano kale loo tiriyo. Labadan saynisyahan waxaa ay kala yihiin, Aristarchus of Samos (dh. 230 BC), iyo saynisyahan Ingiriis ahaa oo la odhan jiray John Michell (dh. Abriil 1793). Aristarchus waxa uu ahaa inta laga warqabo shaqsigii ugu horeeyay ee soo bandhigay aragtida ah...

Kawnku ma yahay mid nidaamsan?

Inkastoo aan la odhan karin kawnku waa mid 100% nidaamsan oo nidaam darro iyo isku dhex yaacsanaani ay kawnka qaybo ka mid ah ka muuqato, hadana nidaamsanaanta kawnka waxaa aynu u tirin karnaa jiritaanka afar waxyaabood, maatar/matter, tamar/energy, fagaag/space iyo ammin/time. Afartaa shay labo ba waa ay isku mataansan yihiin oo fagaagga iyo amminta waxaa la isigu geeyaa spacetime. Halka...

Halgankii Galaalo (Sheeko)

axaa la isigu yimi gogoshii tacsida Macal-weyne. Macal-weyne wuxuu ahaa wan afar jir ah, shilis, oo habeen hore marti lagu sooray. Cabbaar haddii qoyskii Macal-weyne loo tacsiyadeeyay, waxaa hadalkii qaatay Dhukane oo ah hogaamiyaha idaha ay xeraddu kulmisay. Waxaa uu amaan kula dul dhacay mulkiilaha iyo qoyska dhaqday adhiga uu ka midka yahay. Waxaa uu carabaabay, in qoysku ay si hagar la’aan ah...

Cabsida bannaanka ee nimankii godka

Koox dad ah ayaa qol mugdi ah lagu xereeyay. Waxaa la siiyay shumac yar (oo aan dhamaanayn) si ay iftiin uga helaan; sidoo kale na waxaa ay haystaan sahay ku filan cimrigooda inta ka hadhsan. Qolku waxaa uu ku dhexyaallaa xayndaab weyn oo isaguna gudcur ah, oo ay dhaxan iyo dabaylo darani ka dhacayaan. Waxaa loo sheegay, haddii ay albaabka furaan ama ay damcaan in ay qolka dibada uga baxaan in...

Nala Soo Xiriir

Follow Us