QoraaCumar Axmed

Waannu diidnay in nala carabeeyo soomaali baanu nahay

Madaariista waxaa laga faafiyaa asal doorin iyo carabayn, kaliya cilmi laguma barto balse waxa laga fidiyaa gumaysi maldahan mudadii ay inala joogeen tabliiqa carabnimada fidiyaa waxay ku guulaysteen inay dhammaanteen inaga badalaan magacyadeenii asalka ahaa oo maanta waynagaa Cumar Cali cismaan iyo caasha miidhan la baxayna iyadoo la inoogu sheegay inay ka fadli badan yihiin magacyadeenii...

My Bookmarks

Follow Us