QoraaIbnu Saynis

Janjeedhka dhulka iyo Qur’aanka

Marka la eego wareega dhulka iyo xagasha iftiinka cadceedu oogada dhulka kaga dhacdo, waxaynu ogaanaynaa in dhulku janjeedho ama qalooco, waliba xaqal ah 23.5°. waxyaabaha ka dhalanaya janjeedhkaasi way farabadanyihiin, balse waxa ka mid ah in qoraxdu meelo dhulka ka mid ah aanay kaba dhicin, gobolka Svalbard ee Norway ku yaala sanadwalba waxa u dhalata maalin 4 bilood jirta!, waa 4 bilood oo...

Xeerashii Newton qaybtii u danbaysay

Kawnku waxa uu ku dhisan yahay "xeerar" aynu baadhi karno, heli karno walibana fahmi karno, arrintaasi waa muhiim waana arrin ah in qof walba niyadda ku hayo. Tusaale, haddii Kuuriyada Woqooyi ay mid ka mid ah gantaalladeeda qaaradaha iskaga goosha(ICBMs) ku riddo Maraykanka taasi waxay caddayn utahay in injineerrada Kim Jong Un ugu yaraan fahmeen xeerasha cuf-isjiidadka iyo kuwa socdaalka(laws...

Dayax iyo Qorrax madoobaadka

21 bishan(June) ee sannadkan(2020) waxa madoobaan doonta cadceedda, waxa si fiican looga arki doonaa wadamada inyar ka sarreeya dhulbadhaha. Nasiib daro awawyaasheen iyo dadkii inaga horeeyay aad ayay uga cabsan jireen dayax iyo qorrax madoobaadka, waxay moodi jireen inay ilaahyada ka cadhaysiiyeen, marka dhacdooyinkan dabiiciga ahi dhacaan waxay dadku baryi jireen ilaahyada xoolana way u sadqayn...

Hub ka-dhigistii ilaahyada

Xigmad aan u malaynayo inay asal ahaan Jarmal tahay ayaa waxay tidhaa "Meesha aqoontu ku dhamaato ayuu iimaanku ama aaminaaddo ka bilaabantaa"
Taasi oo macnaheedu yahay waxkasti oo aan garanwayno siday u shaqeeyaan ilaahyadeenna ayaan u tiirinnaa.