QoraaJamaad Cadey

Gabadh inaad noqoto danbi kuma lihid, ceebna ma aha!

Inaad Naag noqotid dhexdeenna waa dembi iyo jariimo weyn oo aad ka gashay qoyskaaga, bulshadaada iyo qarankaaga. In aad xubin laadlaadda oo ku taalla lugahaaga dhexdooda yeelan waydidna waa wax ku seejin kara xuquuq badan oo aad heli kari lahayd. In ay timahaagu dheeraadaan dhexdaaduna yaraato waa wax aad ku waayi kartid qayb dadnimadaada ah. In aad dheddig noqotid waa nasiib darro marka la joogo...