QoraaKaahiye Garaad

Kulankii aniga iyo Ilaahay

axa u gu badan ee aan ku hamminayey waxay in aan Ilaahay la hadlo! Markii ay soo billatay bishii Ramadaan ayaan naftayda kula hasaaway, oo maad isku daydid iminka?. Waxaan is weydiiyey su’aal ah: horta kuwii Ilaahay la kulmay qaabkoodu sidee ahaa iyo la kulankoodu?. Waxay hore loo yidhi, “Ilaahay waxa uu jecelyahay in kulanku ka dhaco buur dusheed” Waayo, Ilaahay waxa ay Muuse...

Aragtida Hobbes, Spinoza iyo Kanta ee Diinta

Dadku waxay dhashaan iyagoo diin la'aan ah. Diinta uu qaadan doono waxa uu ka dhaxlaa deegaankiisa barbaareed iyo dadka ku nool diinta ay rumaysan yihiin. Waxa uu bilaabma in uu weyneeyo wax aanu garanayn, oo aanu ku qaadan caqligiisa intuu rogrogay. Xilliga uu barbaarka yahay waxa maankiisa buux dhaafiya su'aallo tiro beel ah, oo aanu jawaab waafi ah u heli karin. Wakhti ka bacdi waxa uu la...