QoraaCabdirisaaq Macalin Axmed

Dhalinyaro shakisan miyaa?

Maqaal uu qoray Abdirahman Abdishakur ayuu ku sheegay in ay jiraan dhalinyaro isaga tagtay deenta, xildhibaanno iyo wasiirro shakisan isaka oo arintu heerka ay mareyso ku tilmaamay (phenomena) ama wax aan caad saarneyn. Abdirahman inkasta oo uu mushkiladda u tiiriyay in ay tahay wax ka dhashay fashilkii xarakaatka islaamiga ah iyo tafsiirka macangagdhimada ku dhisan ee kooxaha xag jirka ah...

Sideen ku ogaan karaa diinta saxda ah?

Waxa aan ahey qof Soomaaliya kuma hadlo carabiga seen ku ogaan karaa in diinta islaamku tahay diinta ugu saxan diimaha? Dadkayga miyaan dhinac ka raacaa ? Mise waxaa isaaran in aan ogaado saxnimada diinta aan qaadanayo?Midda hore haddii ay tahay laba arrimood middee weeye? Ma ilaahay ayaan ku raalli galinnaa mise dad ayaan ku raalli galinaa?Haddii ay tahay in aan ilaahay ku raalli galinayo saw...

Guuxaaga iyo Garashada Qaldan

Sida wadaadadu sheegeen ama qaacidooyinka ay u dajiyeen gaalnimada anigu iyada ruuxeeda ayaan ku gaaloobay hasayeeshee in aan ilaahay agtiisa gaal ka ahay aniga iyo isaga kaliya unbaa og.Waxa aan rumeysanahay in Ilaahay rumeyntiisa la isaga dayan sidaas daraadeed ayaan diidanahay in qofku rumeeyo wax aanuu aqoon u laheyn oo rumeynta alle la mid tahay sida adiga oo shaqa lasoo bandhigay CV u...

Islaamka ma oggol yahay xorriyadda fikirka ama caqiidada?

nkasta oo ay adagtahay in qof ku ku fahmo isaga oo ka heysta mawduuca aaminaad ku dhisan sooyaal iyo abab shaqsi ah haddana adeegsiga caqliga iyo indhaha oo lagu furo xaqiiqada waxa ay ku siineysaa xorriyad iyo dhalasho cusub.Mawduuca waxa aan ka eegi doonaa jihooyin badan sida habka Qur’aan-ku u soo bandhigay, uga hadashay Axaadiista lagu qabo kalsoonida, sooyaalka tafsiirka diiniga ah, dhaqan...

My Bookmarks

Follow Us