QoraaMaigag Guled

Maxaad ka taqaan Diinta Zoroastrianism, Maxayse wadaagaan Islaamka?

Diinta Zoroastrianism ama loo yaqaan Majuusiyadda waa diin aaminsan in baryada iyo cibaadada kaleba gaar u tahay Ilaahay oo ayna bannaanayn in cid kale lala wadaajiyo, dabku calaamad ayuu u yahay ilaahooda Ahura Mazda laakiin ma caabudaan sida dad badani moodayaan. Waxaa lagu tiriyaa diimihii ugu horreeey ee dadku sameeyeen, waxayna jirtaa in ka badan 3000 sano, waxay ka horraysay dhamaan diimaha...

Maxay tahay xikmadda ku jirta jaridda gacanta tuugga?

Ilaaha wayn ee ay diinta islaamku soo bandhigtay waa mid ogaalkiisu ka sarreeyo dhamaan noolaha kale ee uu abuuray, waana mid xog-ogaal u ah waxa jooga iyo waxa iman doonaba, waa mid ay jaan-goyntiisu tahay mid aan ku noqosho iyo dib u eegis u baahnayn, ilaahani waxa uu soo diray niman ergayo ka ah isaga oo dadka gaarsiinaya farriimihiisa, wuxuuna ku soo gunaanaday farriimahaas Quraanka oo ah...

Waa maxay sababta keentay maqnaanshaha wax-abuurka bulshooyinka muslimiinta

aqtigan aynu joogno marka aad eegto adduunka iyo heerka wax soo-saarka bulshooyinka ee kobociisu xawaaraha ku socdo maalin walbana samaynayo daahfurro baaxad wayn oo la xiriira tiknoolajiyada, caafimaadka, sayniska, hawada, militariga…iwm waxaad dareemaysaa in lagaa tagay oo aad kaligaa fadhidid qol madaw oo laga guuray waa hore, waxa kaliya ee qolkaa looga dhex tagayna yahay buug ku qoran...

Islaamku miyuu karaameeyey dumarka?

Gabadh u muslimadda oo difaacda Islaamka ayaa la hor dhigay waydiinta ku xusan cinwaanka qormadeena, waxayna ku bilowday hadalkeeda sidan; Aniga islaamku wuu i karaameeyey, Waxaan ahaa xoolaha oo kale islaamka ka hor, waxaan ku bixi jiray xorriyadayda, waxaan dhaxli jiray xoolaha ninkayga, waxaan maamuli jiray gaancsiyo waaway, waxaa la ii tirin jirin gabayo jacayl iyo amaana, waxaa dagaal loo...