QoraaMo Yare

Narcissism-ka Bulshooyinka Musliiminta

Xidhiidhka dhexmara dowladdaha ma ahaa mid ku dhisan: jacayl, karaamayn iyo walaalnimo. Waa xidhiidh ku taagan tiirrar maslaxaddu ugu horrayso, oo aan tixgelin arrimo ku dhisan dareenno jacaylku kow ka yahay.

Jawaabaha aan waafiga ahayn ee Quraanka

Haddii aad quraanka akhriday waxa aad marar badan aad isha ku dhufatay odhaah soo noq-noqonaysa oo u dhigan sidatan "Waxay ku weydiinayaan... - ويسألونك" iyada oo laga hadlayo dadkii waqtigii Maxamed noolaa ee aan rumayn nebinamadiisa, kuwaas oo isugu jiray Yuhuud iyo Carab intooda badani sanamyo caabudi jireen.

Ilaalinta Xuquuqda Dumarka iyo Waddamada Islaamka!!

Xilligii ay go'aansatay dowladda Switzerland dhisitinakaa masaajiddada! Kama aan akhrin saxaafadda Carabta wax arrinkaas ku saabsan.  Waxaan la yaabay markan ka akhriyey jariiradda Al wadan ee Sacuudiga kasoo baxda qaybteeda internetka bishi Maarso, 2010, maqaal uu qoray qoraa lagu magcaabo Turki Al-dakhiil. Maqaalkaas, oo ahaa mid uu kaga maadsanayo sida ay u ilaaliyaan xuquuqda xayaawanka dalka...

Ma waajib baa xijaabka iyo timoqarinta Dumarka?

uslimiinta badakoodu waxa ay u daliishadaan faralka iyo waajibnimada xijaabka iyo in dumarku timahooda qariyaan ama asturaan aayadda 31 ee suuradda Al-Nuur. (Waxaad ku dhahdaa (Haweenka) mu’minaadka ah, ha laabeen indhahooda hana dhawreen farjigooda, muujininna quruxdooda wax muuqda mooye, hana ku dadeen hagoogtooda laabtooda/naasahooda, yayna u muujin quruxdooda raggooda mooyee, iyo...

Zaraadishtiyada

Diinta Saraadishtiyadu waa mid ka mid ah Diimaha soo jireenka ah ee ku dhisan in Ilaah keliya jiro, oo isaga loo yahay addoomo kaas, oo la dhaho Ahurmasda. Da' ahaan waxay jirtay saddex kun oo sanno in ka badan. Waxaa asaasay Saraadish nin la odhan jiray. Dadka haysta diintan waxay u arkaan dabka inuu yahay astaan barakaysan, oo aanay ahayn in aanu mar qudha bakhtiyin. Dabku waa xikmad ilaah oo...