QoraaMustafe Cali

Shareecada Islaamka iyo dareenka insaanka!

Markii laga soo tago waajibaadka akhlaaqiga ah ee insaan walba ilaalintiisa laga rabo,  waxaa jira waajibaad kale oo badan oo shareecada islaamka ay fartay dadka aaminsan iney sameeyaan iyo kuwo kale oo ey ka reebtay iney ku kacaan. Taas oo marka qofka muslimka ahi uu sameyo uu dareemo gudasho masuuliyad marki uu ka tagana ku dhalisa ka gaabis masuuliyad. Hadaba sidee ayey saameyn ugu yeelatay...

Madhici kartaa in quraanka qaab qaldan loo soo guuriyay?

Sooyaalka markii dib loogu laabto, quraanka in badan ayuu ka horreeyay naxwaha iyo qawaacidda afka carabta. Xiliyadii hore, dadkii degenaa magaalooyinka Makka iyo Madiina waxaa ay wax ku qori jireen geedo la qoray, maqaar iyo lafaha xoola aqoorka sida lafta ballaaran ee garabka geelka, sidoo kale, qoraalka farta carabiga ee xilligaas jirey waxuu ahaa qoraal aan dhibco iyo shaqal toona laheen...

Diintu ma u dhalashaa mise qanaaco?

Walaalkayga diimaha rumaysanow wali ma is weydiisay sababta aad urumeysantahay diinta aad haysato? Wali maku fikirtay maxey tahay sababta aad udooratay diintan aad darteed qudh u jari karto? Maxeey tahay sababta aad u aamintay in Ciisa Masiix uuyahay badbaadiyaha kaliya ee kaligiis wax badbaadin karo? Maxaad u aamintay in Allaaah uuyahay ilaaha kaliya ee xaqqa lugu caabudo maxamadna uu yahay...