
Haku fakarin cida aan ahay inaad waqti ku lumiso, waxaan kusiin doonaa, wax waliba . Waqtigaygu waa kaaga. Sida aaadan u garanayn meesha aan joogo iyo maqaamka aan sito, ayaanan u aqoon aniguba. Horta yaan ahay? Maahi muuqaalka uu maankaagu ii ekaysiinayo. Hana isku dayin inaad miisaanka culayskayga aad micbaarato, aan isku kaa suureeyo anigu'e ha iga dagdagin. Waxba ma qabto, saamayn toosanna...