QoraaCabdirashiid Ismaaciil

Tuug khamiis xidhay!

Wakhti iyo jawi dagan ayaanu wada qaadanay aniga iyo asxaabtaydu. Si fiicanna waanu u wada cawaynay. 10;00 habeenimo ayay noqotay waanu kala hoyanay Habeen-kaa kaligay ayaan ku ahaa xaafadda cidi ilamay joogin. Gurigii soo galay qol-kaygiina iska hagaajistay. Waanan jiif-saday Waa Habeen saqdhexe iyo gudcur madaw waliba roob jiro.