QoraaWaris Diiriye

Soomaaliya soomaalida muslimiinta miyaa gooni u leh?

Soomaaliya yaa leh? Soomaaliya Soomalida Muslimiinta miyaa gooni u leh? Soomaalimada iyo Islaamka yaa horreeyey? 1400 sano kahor xilli Soomaalidu ku tanaadaysay barwaaqada uu ku galladaystay eebaha naxariista badan ee ay ugu yeeri jireen Waaq ayaa ganacsade Carbeed oo deganaa jaziiradda Carabta dhidibada u taagay diin cusub uu isagu ka yahay hogaamiye ruuxeed, kacaa kuf badan kadibna halgankiisii...

Hooyadaa ayaa ka naxariis badan Ilaahaaga!

Dhammaan diimaha samaawiga ahi Ilaahooda waxay ku tilmaameen inuu yahay mid naxariis badan, caddaalad badan oo neceb inuu ku xadgudbo addoomihiisa, sidoo kalena aanan aqoon eexashada iyo qaraabo kiilka, Ilaahay waa mid ku qiimeeya addoonkiisa falalkiisa adduunka oo ku xisaabiya.. Ilaahay waa mid ciqaabta u soo hormariya kuwa amarkiisa qaadan waaya ee ku gacan saydha nimanka uu farriintiisa u soo...