Qaybta

Akhlaaqda

A

Diin iyo Damiir

1964-gii cilmibaaris ay Northwestern University ku sameeyeen Masserman, Wechkin iyo Terris ayaa waxa ay ku bareen daanyeero in ay katiinad jiidaan markay cunno rabaan, kadibna katiinaddii waxay ku program gareeyeen in marka la jiido ay koranto dhaliso. Korantada waxaa lagu dhajiyay daanyeer ku jira qol ku dhagan ka katiinada jiidaya, waxaana loo dhaxaysiiyay labadooda dhalo la iska dhex arko...