
Diin-laawe, Alla-kood, mulxid ama atheist, luqada aad doonto ku sheegoo weedhan waxa loo adeegsada qof Diiday jiritaanka awood sare sidoo kale wax diin ah aanan ku dhaqmin. Meerisyada soo socda waxan kuu kaxayn doona safar gaaban oo ujeedkiisu yahay inaan iftiimiyo sababta aan dadkoo dhan ugu tilmaamay diin-laawayaal.