Qaybta

Dhaqan

D

Maasooniyadda: Hummaagga Cabsida

Muddo dhawr sannadood laga joogo ayaa maalin uu nin nooga warramay duni wada argagax ah oo ay wax kaste gacan qarsoon ku maamusho Maasooniyadda Caalamiga ahi, waxa uu nagu yidhi: "Maasooniyaddu waa koox qarsoodi ah oo haddana wax kaste og isla markaana maamusha, waxa ay la socdaan cid kaste oo sirtooda wax ka ogaata oo ay dilaan haddii aanay iyaga u shaqeyn".

Dhaqan, Diin iyo Anshax Maxaa Isku Soohey?

Caqiidooyinka ba'an ee diimaha laga dhaxley waxa kamid ah in garashada dadku dhantaallantahey, oo hadduusan jirin dastuur rabbaani ah oo dadka celiya dhaqan xumo walba lagu kacayo. Odhaah hore baa waxey leedahey, "Intaad nin xagato, dabadeedna fiirso bahal dhiigaya." Waxa loola jeedaa, anshax wanaagga iyo xadaaradu waa uun maqaarka sare ee ku dahaadhan waxshinimada iyo qubxiga dadka gunta uga...

Gabaati mise Gadasho

Inkastoo guurku yahay dhaqan soo jireena hadana markasta waxaa go'aamiya diimaha iyo dhaqamada kala duwan ee bulshooyinku kala leeyihiin. Guurka Soomaalidu wuxuu asal ahaan ku qotomaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida. Sida wax loo meheriyo, waxa la akhriyo, marqaatiyada iyo ka idan qaadashada waxa loo yaqaan "weliyul amriga" ama cidda gabadha dhashay oo la weydiisto waa dhaqan islaamka...

Xuubka bikradu caddayn ma u yahay bikranimada gabadha?

Sida in badan oo idinka mid ah waxaan ku koray aaminsanaanta in hymenka (xuubka bikrada) uu yahay caddayn bikranimo. Laakiin waxaa soo baxday in aan dhammaanteen khaldanayn. Waxaan ogaanay waa in sheekada caanka ah ee la inooga sheegay bikranimadda haweenka ay ku salaysan tahay labo khuraafaad. Sidaas oo ay tahay runta dhabta ah ee bikronimada haweenka ma ahayn wax ka qarsoon culumadda...

Gumaystaha reer Yurub maxaa lagu maagay?

Dunida la gumaystey waxa ay sheegaan in gobannimodoonkoodii ay halyeyo u soo halgameen ama kaga dhinteen. Waa arrin wanaagsan, laakiin dal kasta xilliga in uu xoroobey la sheego ka dib waxaa ilbaxnimo u ahaa af ahaan iyo si kasta dalkii gumaystey oo aqoonta iyo tabobarrada waxaa ka darnaa sida uu ugu milnaa dalka oo dhan oo loogu hiranayey ama loogu arkey sarreeyaha af ahaan iyo ilbaxnimo ahaa la...

Ilaalinta Xuquuqda Dumarka iyo Waddamada Islaamka!!

Xilligii ay go'aansatay dowladda Switzerland dhisitinakaa masaajiddada! Kama aan akhrin saxaafadda Carabta wax arrinkaas ku saabsan.  Waxaan la yaabay markan ka akhriyey jariiradda Al wadan ee Sacuudiga kasoo baxda qaybteeda internetka bishi Maarso, 2010, maqaal uu qoray qoraa lagu magcaabo Turki Al-dakhiil. Maqaalkaas, oo ahaa mid uu kaga maadsanayo sida ay u ilaaliyaan xuquuqda xayaawanka dalka...

Dhaqanka & Diinta: Qaar baa cuna hilibka dadka dhintay!

Dunida waxaa ka jira dhaqamo kala gedisan, tusaale dhaqanka Bushman-ka ku nool lama dagaanka Kalahari ee Koonfurta Qaaradda Afrika, waxaa ka caadi ah in dumarku inta kore ka dhar la’aadaan. Qaawanaantaasi waxba ugama duwana, sida aan anaga u aragno dhar xirashada; raggooda kuma ashqaraaraan, kumana dhaygagaan dhar li’ida dumarkooda. Waxaa la mid ah Turkana-da iyo qaar kaloo badan.

Dhaqan Doorin

Soomaalidu waa dadka ay ugu fuddudahay in dhaqankooda la beddelo, laakiin waxaa ku yar dadka dhaqan’abuureyaasha ah oo bulshadu sida ay u socoto wax ka dooriya. Waxyaalaha in soomaalida dhaqan cusub degdeg loo gelin karo muujinaya waxaa ka mid ah sida fudud oo ay wahaabiyadu u beddeleen lebbiska dumarka. Maanta haweenka soomaalidu waxa ay ka siman yihiin in ay timohooda qariyaan, badankoodana ka...

Sooyaalka curisyada Giriigga iyo Roomaanka

Kol haddii ay waxbarashadayda iyo aqoontaydu sida badan ka soo jeedaan Yurub waxaa laga yaabaa sida ay iyagu taariikhda u dhigaan in aan ku raaco, waxaana la hubaa in sida hadalka ay u dhigaan ay ku jirto annaaniyo ay isu arkaan in ay wax kasta iyagu hormood ka ahaayeen, welina ka yihiin. Waxa aan wax ka soo qaadanayaa taariikhda qoraallada oo aan soo koobayo.Xilliyadii hore oo u dhexeeyey 700 oo...

Af-Soomaaliga

Af soomaaliga waxaa ka muuqata in uu yahay luqad fil weyn oo xilli aad u dheer jirtey oo geeska Afrika lagaga hadlayey muddo ku siman ilaa gooshkii Faraacinada, waxaana la caddeeyey in afkii Faraacinadu uu ahaa afka Kushitiga, waxa ayna boqortooyadii Faraacinadu geyiga afrikada Bari iyo Woqooyi ka talinaysey 5000 (shan kun) oo sano. Waxaa la malayn karaa in Kushitigu uu waayadaas hal luqo ahaa...