Qaybta

Diinta Zoarastrianism

D

Zaraadishtiyada

Diinta Saraadishtiyadu waa mid ka mid ah Diimaha soo jireenka ah ee ku dhisan in Ilaah keliya jiro, oo isaga loo yahay addoomo kaas, oo la dhaho Ahurmasda. Da' ahaan waxay jirtay saddex kun oo sanno in ka badan. Waxaa asaasay Saraadish nin la odhan jiray. Dadka haysta diintan waxay u arkaan dabka inuu yahay astaan barakaysan, oo aanay ahayn in aanu mar qudha bakhtiyin. Dabku waa xikmad ilaah oo...

Xiriirka ka dhaxeeya diinta Hinduuska iyo diimaha Ibraahiimiyada

Diimuhu waa sida badaha dunida, waa kala magacyo laakiin waa isku mid oo waxay leeyihiin xuduud furan, waa kala magac laakiin waa isku dhadhan dhankaad ka darsataaba. Diimaha oo dhami waxay u soo degeen in ay u adeegaan dadkii ay u soo degeen oo ay jideeyaan noloshooda balse markii ay dhinteen kuwii la yimid ayay goobtii barakaysnayd ku falaadeen kuwii rumaysnaa oo ciyaalkii baa cago dhiiqo leh...

Maxaad ka taqaan Diinta Zoroastrianism, Maxayse wadaagaan Islaamka?

Diinta Zoroastrianism ama loo yaqaan Majuusiyadda waa diin aaminsan in baryada iyo cibaadada kaleba gaar u tahay Ilaahay oo ayna bannaanayn in cid kale lala wadaajiyo, dabku calaamad ayuu u yahay ilaahooda Ahura Mazda laakiin ma caabudaan sida dad badani moodayaan. Waxaa lagu tiriyaa diimihii ugu horreeey ee dadku sameeyeen, waxayna jirtaa in ka badan 3000 sano, waxay ka horraysay dhamaan diimaha...