
Waxad ahayd wiil yar oo dagana magaalo KIISHA la yidhaa oo dhashay sanadku markuu ahaa 620 (miilaadi). laba jir adoo ah magaaladiina waxa soo galay nin reerkiisii ka soo cararay oo la soo caydhiyay. reerka aad ka dhalatay iyo laba reer oo kale ayaa ku heshiiyay inay ninkan la soo caydhiyay si nabdoon magaalada u soo galiyaan oo aanay dib ugu celin reerkiisii. ninkan wuxu Sheeganayaa inuu yahay...