Qaybta

Quraan

Q

Quraan mise Maanso carbeed?

Qur'aanku waxa uu sheegaa in ay reer Banii Israa'iil denbiileyaal ku yihiin in ay nebiyaal laayeen. Kuwii xilligii nebiga noolaa buu Qur'aanku ku eedeeyey denbigaas, dabcanna kuwa maanta joogaa waa ay la wadaagaan. Haddaba haddii ay dad reerkaas ahi nebiyo laayeen kuwooda qarniyo ka dib dhashaa ma wax bay ku leeyihiin denbigii laynta? Haddii Qur'aanka la raaco qof kasta oo qabiilkaas ahi waa...

Eebbe maaha sida ay ku warrameen!

axaa jirta aayaad Qur’aanka kariimka ah ka mid ah oo af cad ku sheegtay in Eebbe wax metaalkiisa ah ama shabbahaa aysan jirin, isla markaas aayado kale ayaa sheegay in uu Eebbe caroodo, xaddiisyana waxa ay sheegeen in uu Eebbe masayro ama hinaaso. Sida aynu og nahay aayadaha iyo axaaddiista la ma rumeeyo, lagu mana dhaqmo ee waxaa la aamminaa oo lagu camalfalaa fasiraaddooda oo ah sida ay u...

Dhabta iimaanka (hanuunka)

Saddex aayadood oo Qur’aanka kariimka ah ka mid ah bay midi sheegaysaa in hanuunku uu yahay wax uu Eebbe sameeyo, hanuun la’aantuna ay sidaas oo kale tahay. Aayad kale waxa ay sheegaysaa in hanuun la’aanta uu shaydaan sameeyo, aayad saddexaadna waxa ay caddaysay in uu qof kastaa isagu masuul ka yahay in uu hanuuno iyo in kale. Waa mustaxiil in saddexdaas ayadood ay isku meel ka yimaadeen, haddii...

Quraanka Kariimka ah

Nin aan muslim ahayn baa hadda ka hor i weydiiyey muslimiinta badan oo dunida meelo ka mid ah ummadaha halligaya iyaguna is halligaya in ay u qarsoon yihiin wax aan Qur’aanka ahayn oo dartood ay dadku isu laayaan. Waxa aan weydiiyey in uu isagu Qur’aanka garanayo iyo in kale, waxa uuna ii sheegay in uu Qur’aanka akhriyey isaga oo aan carabi ahayn, uuna markii uu akhrinayey is lahaa bal eeg dadka...

Qoraalka Xadiiska

Shaydaanku waxyaalaha uu ka shaqeeyey waxaa ka mid ah in aan xaddiiska la qorin xilligii ay noolaayeen asaxaabtii nebi Maxamed. Sida la og yahay waxaa quraanka la ururiyey oo la diiwaan geliyey markii laga joogey dhawr iyo toban sano keli ah geeridii nebiga, waxaana go’aankii ugu danbeeyey ee musxafka lagu qoray lahaa Cismaan Cafaan oo ahaa amiirkii saddexaad oo talada qabtay nebiga ka dib. Waxaa...

Quraanku maaha kitaab Saynis

Dadka muslimiinta ahi waxay ku nool yihiin xaalad carruurnimo oo xagga garashada ah inay koraanna si ku talo gal ah ayay u diidan yihiin, Waa dad jecel hadii ay guulaystaan inay guushaa u nisbeeyaan Illaah xagga sare fadhiya haddii ay jabaanna jabkaas naftooda ama gaalada ayay ku eedeeyaan, waxaa loo baahan yahay in muslimiintu runta isu sheegaan oo maankooda adeegsadaan kana talo baxaan...

Qaabkee Quraanku mucjiso u yahay?

Sida uu qorayo Qaamuska ereyada Af-Carbeedka (معجم المعاني) Kelmadda mucjiso waxuu ku qeexaa المُعْجِزَةُ : أمرٌ خارقٌ للعادة يُظْهِرُهُ الله على يد نبيٍّ تأييدا لنبوَّته Mucjiso: Waa arrin ka baxsan caaddada taasoo Eebbe ku taageero nabigiisa si uu u caddeeyo dhab ahaanshaha nabinimadiisa. Sidoo kale mucjiso wuxuu mar kale ku qeexayaa isla Qaamuskani; المُعْجِزَةُ : ما يُعجِزُ الانسان عمله...

Nabi Maxamed yaa loo soo diray?

Aduunkan aan ku noolnahay waxaa inagula nool balaayiin dad ah oo aynaan af, caado, degaan iyo dhaqantoona wadaagin wax walbana aan ku kala duwanahay. Kala duwanaanshuhu waa qurux waana waxyaabah nolosha micnaha u yeela. Waxaan awoowayaasheen iyo waalidkeen ka dhaxalnay diin ay la yimaadeen qolo aynaan dhaqan af iyo degaantoona wadaagin iyaga laftooduna waa waalidkeen ee waxay ka dhaxleen...

Muslimku Quraan kaliya ma ku ekaan karaa?

Qur’aanka waxaa lagu sheegaa in uu yahay hadalkii ilaahay oo dhamaystiran, haddana Qur’aanka kaligiis kuma filna in uu cadeeyo dhamaan arimaha la xiriira diinta islaamka iyo nolosha. Quraanka waxa uu u baahanyahay mar walba sunno dhamaystirta wax walba oo uu ka tagay. Tusaale; salaadaha oo ah udub dhexaadka diinta, si toos ah uguma cadda Qur’aanka qaabka loo tukanayo iyo...

Qorshaha Ilaahay

Ilaahay markuu go’aansaday inuu dhulka abuuro iyo waxa ku noolaan doona wuxuu qoray waxaksta oo ku dhici lahaa ama ay ku kici lahaayeen iyo meeshay ku danbayn lahaayeen abuurtiisaasi, ujeedka hadalkani waxa weeye ilaahay wuxuu go’aan kasii gaadhey waxkasta oo dhici lahaa ama ay tahay inay dhacaan mustaqbalka oo aanay ogeyn cid aan isaga ahayni. Diinta islaamku waxay inoo sheegeysaa inay waajib ku...

Nala Soo Xiriir

Follow Us