Qaybta

Wahaabiya

W

Wahaabiyada iyo aqoonta casriga ah

Wadaaddada wahaabiyada ahi waxa ay aqoonta casriga ah u haystaan wax uu cadow leeyahay oo duullaan ku ah diinta islaamka. Waxa ay u arkaan in uu cilmigu xaqirayo diintooda oo ay cadowga diintu maleegayaan dhagar dadka diinta laga jeedinayo oo lagu jeedinayo adduunyo. Si ay cilmiga isaga difaacaan bay marmar tartan la galaan oo waxa ay sheegtaan waxyaalo yaryar oo waayo hore caalamka islaamka laga...

Bullaacadda Qaraxa

30 sannadood wixii ka horreeyay dadka soomaaliyeed Islaamka way haysteen hadana may jirin qarax, meydka wadhan waddooyinka, dhiigga qulqulaya dariiq walba, hantida la burburinayo, ismiidaaminta aan meel loo eegayo lahayn, iyo damiir xumada ku dhacday dadkii meydka ka sarriigan jiray oo dhiiggoodii qiimo beelay. Bal is waydii maxaa is bedelay?70kii wixii ka dambeeyay waxaa si tartiib ah inoo soo...

Maxay ku dhacday in nin kasta oo wahaabi weyn ahi uu lacag badan haysto?

Maxay ku dhacday in nin kasta oo wahaabi weyn ahi uu lacag badan haysto? Dalka Sucuudi caraabiya oo ahaan jirey waddan ku dadaala in ay wahaabiyadu caalamka ku faaftaa nimanka ka soo baxa jaamacadaha dadka lagu wahaabiyeeyo waxa uu u qori jirey lacag ay dalalkooda kaga hawlgalaan oo ay ku faafiyaan wahaabinimada, laakiin lacagtaasi ma ahayn hanti badan oo shirkado lagu samaysan karo ee waxa ay...

Wahaabiyada iyo Alshabaab waa shilin labadiisa dhinac

Guud ahaan wahaabiyada iyo gaar ahaan kooxaha hubaysan ee ay Ashabaab ka mid yihiin waxa ay bulshada soomaaliyeed ee 100% muslimiinta lagu sheegaa u hayaan su’aalo badan, waa se haddii ay su’aalo in ay ka jawaabaan diyaar u yihiin. Weydiimaha maskaxda qofka soomaaliga ah ku jira waxaa keentay in ay wahaabiyadu yihiin arrin dalka ku cusub oo isbeddelkeeda aan faa’iidooyin badan laga gaarin oo ka...

Macno-darrada sharka iyo masuuliyadda basharka

Erayga “macno-darrada sharka” waxa suuqa fikirka si weyn u soo galisay faylasuufad yahuudiyad ah oo lagu magacaabi jiray Hannah Arendt taasi oo macno darro ku tilmaantay in lala xisaabtamo nin ka mid ahaa Naasiyiintii xasuuqay yuhuudda oo ay ku difaacday in uu ahaa qof caadi ah , la maandooriyay , la askareeyay heer uu waayay awooddii fikirka ama waxa qudha ee uu ku fikiri karaa noqday fulinta...

Wadaadku waa bahal gadh leh

Meel kasta oo ay ku nool yihiin bulsho aaminsan diimaha waxaa laga heleyaa koox ku xeel dheer diintaas oo wadaado ah kuwaas oo dadka bara ugana sheekeeya wixii diintaas la xidhiidha bulshooyinka aduunkuna waa ku kala duwan yihiin qaabkay ula dhaqmaan wadaadada. Bulshada Soomaaliyeed qaadashadi diinta islaamka kadib wadaadku wuxu ka mid ahaa bulshada mudnaan gaar ahna ma lahayn cidna ma ahayn...

Wadaado ma qori karaan dastuurka Soomaaliya?

Xeerka qaranka Soomaaliya waxaa dejintiisa lagu daray wadaaddo, waana arrin foolxumo ah in ay wadaaddadu ka soo baxeen masaajidda iyo mawlacyada oo ay faraha ku la jiraan arrimaha dowladda. Wadaaddadu waxa ay samayn jireen in ay Quraan, Mawliid iyo Burde dadka jiran ku akhriyaan, in ay wardiyaan, in ay naagtii loo la yimaado meheriyaan iyo in ay awliyada ku digriyaan, nebigana ku salliyaan. Maxay...

Wahaabiya: diin iyo dowlad!

Maxamed Cabdiwahaab waxa uu ku dhashay tuulada Cuyeyna ee aagga Najdi oo ka tirsan dalka maanta loo yaqaan Sacuudi Carabiya taariikhdu markii ay ahayd 1703. Waxa uu diinta islaamka wax ka mid ah ku bartay tuuladaas uu ku dhashay, ka dibna waxa uu waxbarashadiisa ka sii watay Maka iyo Madiina. Dabadeed waxa uu aqoon-kororsi u aadey magaalada Basra ee dalka Ciraaq. Xilligii uu Ciraaq joogey waxa uu...

Nala Soo Xiriir

Follow Us