Qaybta

Diimaha

D

Sideen ku ogaan karaa diinta saxda ah?

Waxa aan ahey qof Soomaaliya kuma hadlo carabiga seen ku ogaan karaa in diinta islaamku tahay diinta ugu saxan diimaha? Dadkayga miyaan dhinac ka raacaa ? Mise waxaa isaaran in aan ogaado saxnimada diinta aan qaadanayo?Midda hore haddii ay tahay laba arrimood middee weeye? Ma ilaahay ayaan ku raalli galinnaa mise dad ayaan ku raalli galinaa?Haddii ay tahay in aan ilaahay ku raalli galinayo saw...

Islaamka ma oggol yahay xorriyadda fikirka ama caqiidada?

nkasta oo ay adagtahay in qof ku ku fahmo isaga oo ka heysta mawduuca aaminaad ku dhisan sooyaal iyo abab shaqsi ah haddana adeegsiga caqliga iyo indhaha oo lagu furo xaqiiqada waxa ay ku siineysaa xorriyad iyo dhalasho cusub.Mawduuca waxa aan ka eegi doonaa jihooyin badan sida habka Qur’aan-ku u soo bandhigay, uga hadashay Axaadiista lagu qabo kalsoonida, sooyaalka tafsiirka diiniga ah, dhaqan...

Did u habaynta diinta Islaamka

Wax badan baa laga dhahay malmahaan “dib-u-ahabeenta islamka” si looga hortago aragtiyada kooxaha mayalka adag sida daacish. Fahanka muslimiinta maanka-furan sida muslimiinta cillmaaniga ah ee ku dhisan in quraanka iyo axaadiista la siiyo macno cusub, waa mid aan wax badan kaga duwaneen kan kooxaha mayalka adag. Macno cusub siinta ayadaha quraanka iyo axaadiista, oo ah isla game-ka ay kooxa...

Wahaabiya: diin iyo dowlad!

Maxamed Cabdiwahaab waxa uu ku dhashay tuulada Cuyeyna ee aagga Najdi oo ka tirsan dalka maanta loo yaqaan Sacuudi Carabiya taariikhdu markii ay ahayd 1703. Waxa uu diinta islaamka wax ka mid ah ku bartay tuuladaas uu ku dhashay, ka dibna waxa uu waxbarashadiisa ka sii watay Maka iyo Madiina. Dabadeed waxa uu aqoon-kororsi u aadey magaalada Basra ee dalka Ciraaq. Xilligii uu Ciraaq joogey waxa uu...

Suufinimo

Ereyga ”suufi” maqalkiisu dhegaha soomaalida kuma uu cusba, hase ahaato ee inta og waxa ay suufinimadu tahay aad ayey u yar yihiin, oo waa erey la maqlo oo aan la aqoon.Saddex qaybood ayey dadka soomaalida ahi u badan yihiin marka laga eego aragtiyaha ku saabsan suufinimada. Qaybta ugu badani waa dad aan waxba isweydiin oo suufinimada wixii looga sheego ku qanca ayaga oo aan dareemi karin in la...