Qaybta

Diimaha

D

Islaamku miyuu mamnuucay is addoonsiga?

Sida ay aaminsanyihiin dadyawga muslimka ahi islaamku waxa uu u yimid hirgelinta caddaalad, sinaan iyo in uu insaanka ka xoreeyo u addoon ahaanshaha addoomada oo uu ku bedelo u adoonsanaanta laahay kaligii. Qiyaastii 99% dadka muslimka ah haddii aad waydiiso addoonsiga waxa uu ka qabo islaamku waxa ay kuugu jawaabayaan "Islaamku wuu mamnuucay adoonsiga iyo ka ganacsiga aadanaha". Sababtoo ah waxa...

Ma run baad rabtaa mise been?

Diimaha caalamka laga haystaa dhammaantood waa khuraafaad dadka lagu dulleeyo oo uusan jirin ilaah ka danbeeya oo murti iyo aragti dheer leh, waxa aynu se isku koobaynaa diinta islaamka oo ah dhibaato weyn oo caalamka qaarkiis ku yuururta, caalamkaas oo ay soomaalidu ka mid tahay.

Noole cudurrada faafa gudbiya!

Muslimiinta iyo dadka kale in loo garnaqo ayey mudan yihiin. Muslimiintu dadka kale waxa ay u arkaan dad wasakhaysan maskax ahaan iyo jir ahaanba oo aan lahayn mabda' xalaal ah oo ay aamminsan yihiin iyo diin dhaqankooda hagaajisa. Waxa ay aamminsan yihiin in ay diintoodu diimaha iyo dhaqamada kale ka fiican tahay oo ay tahay diin loogu talogalay in ay dadka oo dhammi qaataan si ay adduunka...

Quraankii Lumay (Taxane Muuqaal)

Quraankii Lumay waa barnaamij taxane ah oo uu soo jeedin doono Mubaarak Sheekh Cabdisalaam Sheekh Muuse. Barnaamijkan waxaad si toosa uga daawan kartaa habeen walba oo sabti ah bogga Facebook ee Mubaarak ama bogga Youtube ee Kaasho Maanka.

Wahaabiyada ma la carbin karaa?

Firqada Wahaabiya ee uu shiikh Umal ka midka yahay wadaaddadooda ugu waaweyn waa in jiritaankooda la aqbalaa haddii ay dhowr arrimood ka tanaasulaan. Marka kowaad waa in ay qiraan in ay ka mid yihiin bulshada ama shacabka oo aysan gaar ahaan isu bahaysan ee ay dadka ku milmaan. Midda labaad waa in ay joojiyaan xukunka ay qoriga ku doonayaan oo ay dad nabadeed noqdaan. Midda saddexaad waa in ay...

Aragtida Hobbes, Spinoza iyo Kanta ee Diinta

Dadku waxay dhashaan iyagoo diin la'aan ah. Diinta uu qaadan doono waxa uu ka dhaxlaa deegaankiisa barbaareed iyo dadka ku nool diinta ay rumaysan yihiin. Waxa uu bilaabma in uu weyneeyo wax aanu garanayn, oo aanu ku qaadan caqligiisa intuu rogrogay. Xilliga uu barbaarka yahay waxa maankiisa buux dhaafiya su'aallo tiro beel ah, oo aanu jawaab waafi ah u heli karin. Wakhti ka bacdi waxa uu la...

Diinta yaa afduubtay?

Diintii Maxamed oo la afduubay ayaa ‘Sunni’ lagu magacaabay. Dhimashadii Maxamed kadib, Abuu Bakar ayaa afduubay qoyskii iyo qaraabaddii Maxamed. Abuu Bakar dabadii ninba nin dool ah ayuu usii dhiibay xukunka, waana la fogeeyay qoyskii iyo qaraabadii Maxamed, illaa Cali Bin Abii Dhaalib iyo Caa’isha oo xaaskii Nabiga ahayd ay dagaal foodda is dareen ayaga oo kala ah laba Islaam oo kala duwan...

Tijaabadii Aristotle!

Ku dhowaad seddex boqol iyo konton sano kahor dhalashadii Ciise (350 CH), xilli hadda laga joogo laba kun seddex boqol iyo konton sano (2350) ayuu Aristotle sameeyay tijaabadiisii caanka ahayd ee ukumaha ee uu ku ogaaday sida uurjiifta digaaggu iskula badasho waqtiga iyo sida ay u samaysanto. Waxa uu ku ogaaday tijaabadan in wadnuhu yahay xubinta ugu horaysa ee samaysanta. Waxa uuna tuhmay in...