
Diimuhu waa sida badaha dunida, waa kala magacyo laakiin waa isku mid oo waxay leeyihiin xuduud furan, waa kala magac laakiin waa isku dhadhan dhankaad ka darsataaba. Diimaha oo dhami waxay u soo degeen in ay u adeegaan dadkii ay u soo degeen oo ay jideeyaan noloshooda balse markii ay dhinteen kuwii la yimid ayay goobtii barakaysnayd ku falaadeen kuwii rumaysnaa oo ciyaalkii baa cago dhiiqo leh...