Qaybta

Ganacsi

G

Waa maxay Hantiwadaag “Socialism”?

Inkastoo uusan hanti-wadaagu lahayn micna qeexan oo laysla wada yaqaan ama la isku wada raacsan yahay, hadana micnahiisa guud wuxuu noqon karaa in bulshadu wada yeelato hantida iyo wax soosaarka guud. Sida ilaha wax soosaarka, warshadaha, beeraha iyo khayraatka dabiicigaa. Hanti wadaaggu wuxuu taariikh ahaan soo jiray muddo dheer laga soo bilaabo ilbaxnimadii Giriigga iyo tii Peershiya hayeeshee...

Waa maxay lacag?

Si lacagi waxa ay tahay aad u fahantaan iyo danta keentay in asal ahaan loo baahdaa gabi ahaanteedaba kaliya waxaad sawirataa nidaam aysan lacag oo dhami jirin iyo sida ay dadku baahiyadooda u dabooli karayaan.Sidaan qormooyinkii horaba ku soo sheegay, qof walbaana uu si fudud u fahmi karaayo, ma jiro qof qura oo wax walba uu u baahanyahay kaligii soo saaran karo ama sameesan kara, taasi oo qasab...

Ribadu ma ganacsi xun baa?

Sida ku soo aroortay aayadda 275aad ee suurada Al-Baqara, ganacsatadii carbeed ee la nooleed nabi Maxamed ka dib markii lagu yiri ka joogsada ku dhaqanka ribada, ay ku andacoodeen in ”Ganacsiguba uu yahay sida Ribadda uun”.Inkastoo Quraanka laftiisuba ku diidin arrinkaas kuna se raacin, hadana waxaan filayaa in muhiim tahay bal in lafaguris arrinkaas lagu sameeyo, si looga sal gaaro run-ahaan...