Qaybta

LGBT+

L

Waxay ahayd inaan dhinto si aan u noolaado!

Weligey waan ogaa inaa ahay Queer (qof leh dareenka isku jinsiga ah) laakiin waqti ayey igu qaadatay inaa ogaado in dareenkaygaan dhibaateyntayda loo isticmaali karo. Markaa ogaadayna, waxaa go’aansaday inaa naftayda badbaadsado.

Waa kuma Diiriye Osman?

Si saaniya ayuu cagaha dhulka ugu heystaa. Waa qoraa, farshaxaniiste iyo sheekeeye. Wuxuu dadka uga sheekeeyaa in soomaaliyaddiisa la bacriminsantahay taariikh: wuxuu ku dhashay Muqdisho. Wuxuu dhashay siddeed sano kahor kaba kacararkii. Kabakacararkii, Kenya ayey ka dheceen, asoo 18 jir ahna waxa uu cagaha dhigtay Koonfurta London. Waa soomaali, waa Biritish, waa Diiriye Osman.

Maangal Miyaa Naceybka Loo Qabo Dadka Isku Jinsiga (LGBT)

Afkaarta iyo dhaqammada naceybka ee ku wajahan dadka isku-jinsiga ah waa mid asal-ahaan aan caafimaad qabin oo asalkeeda yahay caqli xumo iyo baqdin micno aan sameyneynin. Mabda’a 1-aad oo lagama maarmaanka u ah oo ay cuskadaan waa saynis diidmo ama iska indha-tirid xaqiiqoyinka cilmi-baarisyo fara badan caddeeyeen oo la inkiri karin. Qofka nacebyka badan maba daneenayo inuu adeegsado sharraxaad...

Isku-Jinsinimada Mala Doortaa Mise Waa Dareen Dabiiciya?

Haddaad xuquuqdaada iyo ahaanshahaaga u doodi waydid waxaa dhacda in dad kale booskaas buuxiyaan oo sharraxaad khaldan ka bixiyaan waxaad tahay, iyagoo dantooda u adeegsanaya, waana mushkiladda heysata bulshada LGBT (Lesbian, Gay, Bisexual, and Transgender). Maxaa yeelay, maqnaanshaheenna natiijadeeda waxay noqotay faham-darradii oo korortay. Faham darrada laga dhaadhiciyay bulshadeenna waxaa ka...