Qaybta

Saynis

S

Dhalanroganka Noolaha

Hiddasidayaasha noolayaashu habab badan ayuu is beddelku ugu dhacaa, hababkaas ayaa lagu magacabaa hababka Dhalanroganka (Mechanisms of Evolution). Waxa aan isku dayayaa in aan tusaale ka bixiyo labada hab ee ugu muhiimsan hababka dhalanroganka iyo sida uu noole ugu dhalanrogmi karo hababkaas.Noole kasta Unug walba oo Unugyadiisa ka mid ah waxa uu ku sidaa oo ku kaydsan Hiddo-sidayaal, kuwaas oo...

Milicsiga aqoonyahanka: Aristarchus of Samos & John Michell

Waxaa jira laba saynisyahan oo aan caan ku ahayn aragtiyihii saynis ee ay soo bandhigeen, inta badan na aragtiyahaas saynisyahano kale loo tiriyo. Labadan saynisyahan waxaa ay kala yihiin, Aristarchus of Samos (dh. 230 BC), iyo saynisyahan Ingiriis ahaa oo la odhan jiray John Michell (dh. Abriil 1793). Aristarchus waxa uu ahaa inta laga warqabo shaqsigii ugu horeeyay ee soo bandhigay aragtida ah...

Kawnku ma yahay mid nidaamsan?

Inkastoo aan la odhan karin kawnku waa mid 100% nidaamsan oo nidaam darro iyo isku dhex yaacsanaani ay kawnka qaybo ka mid ah ka muuqato, hadana nidaamsanaanta kawnka waxaa aynu u tirin karnaa jiritaanka afar waxyaabood, maatar/matter, tamar/energy, fagaag/space iyo ammin/time. Afartaa shay labo ba waa ay isku mataansan yihiin oo fagaagga iyo amminta waxaa la isigu geeyaa spacetime. Halka...

Cuf-isjiidadka iyo Carshiga!

Marka aynu u weecano awooda cuf-isjiidadka dhulka, waa mida suura gelisay in wax walba oo dhulka dushiisa saaran ay dhulka uun ku sugnaadaan oo aysan ka duulin oogada dhulka. Dhulku maadaama uu aad uga weyn yahay wax walba oo dushiisa saaran, sidaas daraadeed, awood cuf-isjiidad oo xoogan ayuu ku hayaa wax walba oo oogadiisa ku sugan. Inta mitir ee aad kor u boodi karto marka aad dhulka dushiisa...

Adiga yaa ku abuuray? Kownka se yaa abuuray?

Sababta keentay in dadku meel kasta oo ay joogaanba samaystaan sheeko xariireed abuurka ku saabsana sida uu falkiyay David Hume dadku kama fikiri karaan shay bilaa sababa, waana ujeedada ay nolosha iyo kawnka ahaanshahooda fasirka ugu raadshaan, hadday waayana ay mid jeebkooda ah u saaraan.

Doorashada nooca jinsiga ee ilmaha

Susan Gunn iyo Robert waa lammaane muddo is qabay oo ku nool koonfurta England, meelay ka maqleenba waa se duul fahansan dulucda murtida soomaliyeed ee ah “Eebe waa siduu doonaba yeele”, siday doorkan doonayaan inuu yeeli doonase iskuma ay hubaan. Susan iyo Robert waxay gu’ kahor go’aansadeen inay Eebbe ka talo baxaan isku hallayntiisana hubanti ku doorsadaan. Waa dad...

NALA SOO XIRIIR

[[[["field14","not_equal_to","La xiriir qoraaga"]],[["hide_fields","field17"],["hide_fields","field18"]],"or"],[[["field17","equal_to","Khaalid Xuseen"]],[["email_to",null,"khaled@kaashomaanka.com"]],"and"],[[["field17","equal_to","Aadan Cali"]],[["email_to",null,"aadan@kaashomaanka.com"]],"and"],[[["field17","equal_to","Gallad Gurxan"]],[["email_to",null,"gallad@kaashomaanka.com"]],"and"],[[["field17","equal_to","Waris Diiriye"]],[["email_to",null,"waris@kaashomaanka.com"]],"and"],[[["field17","equal_to","Maigag Guled"]],[["email_to",null,"admin@kaashomaanka.com"],["email_to",null,"kaashomaanka@gmail.com"]],"and"]]
1 Step 1
Magacayour full name
no-icon
Faah-faahi farriintaadamore details
0 / 350

Farriintan qoraaga aad dooratay oo kaliya ayaa arki doona.

keyboard_arrow_leftPrevious
Nextkeyboard_arrow_right
FormCraft - WordPress form builder