Qaybta

Saynis

S

Adiga yaa ku abuuray? Kownka se yaa abuuray?

Sababta keentay in dadku meel kasta oo ay joogaanba samaystaan sheeko xariireed abuurka ku saabsana sida uu falkiyay David Hume dadku kama fikiri karaan shay bilaa sababa, waana ujeedada ay nolosha iyo kawnka ahaanshahooda fasirka ugu raadshaan, hadday waayana ay mid jeebkooda ah u saaraan.

Doorashada nooca jinsiga ee ilmaha

Susan Gunn iyo Robert waa lammaane muddo is qabay oo ku nool koonfurta England, meelay ka maqleenba waa se duul fahansan dulucda murtida soomaliyeed ee ah “Eebe waa siduu doonaba yeele”, siday doorkan doonayaan inuu yeeli doonase iskuma ay hubaan. Susan iyo Robert waxay gu’ kahor go’aansadeen inay Eebbe ka talo baxaan isku hallayntiisana hubanti ku doorsadaan. Waa dad...

Maxey tahay aragtida Darwinism (Evolution)?

Waxaa loo yaqaanaa isbaddal ku yimaada astaamaha la iska dhaxlo ee noolaha, taasoo muddo gudaheed keenta iney samaysmaan noocyo cusub oo noole ah ama is beddel ku yimaaddo noole hore u jiray. Caalim-ka English-ka ah ee Charles Robert Darwin ayaa daahfuray aragtidan isaga ayaa loogu magac daray, Darwin waxa uu dhashay 12-kii Febraayo 1809, waxa uuna ka dhashay qoys tanaad ah, aabihiis waxa uu ahaa...

Muxuu ka aaminsanaa nabi Maxamed ugxanta dumarka?

Sida ku xusan xadiis dheer oo uu saxaabigii lagu magacaabi jiray sawbaan kasoo wariyay muxammad waxa uu qayb kamid ah xadiiska ku sheegayaa in ; biyaha ninka ama – shahwadda uu midabkeedu yahay caddaan , halka biyaha gabadhana uu midabkeedu yahay huruud ama jaalle , sidoo kale waxa uu sheegay in marka ay ninka iyo gabadhu ay isu galmoodaan labada biyood ka sarreeya uu ilmuhu raaco oo haddii...

Saadaashii dhabawday ee Daarwiin

Gobol kasta oo aduunka ka mid ah, naaslayda ku nool waxa ay kasoo farcantay noole kale oo dabar go’ay kaasoo isla gobolkaas ku noolaa, sidaas daraadeed, waxaa dhici karta in Afrika uu ku noolaan jiray noole daanyeer oo kale ah (Ape) kaasoo dabar go’ay aadna ugu dhawaa Gorilla-ha iyo Chimpanzee-ga, maadaama labadan noole yihiin labada noole ee noogu dhaw nooleyaasha maanta jooga, waxaa...

Waa maxay Evolution?

Waa maxay Evolution? Maxay se tahay Aragtida Horumarka Noolaha (The theory of Evolution)?! Erayga Evolution oo loogu dhawaaqo E-fa-luu-shin, macnihiisa xarfiga ah waa horumar, ama hor u socod. Wax horay uga dhaqaaqay halkii ay joogeen. Evolution ama The theory of evolution waa qeyb ka mida Cilmiga Noolaha (Biology). Waa mowduuc gorfeeya xiriirka hidde (genetic), muuqaal, iyo askun ee ka dhexeeya...