
Galileo wuxuu ahaa physicist, engineer iyo cir-dhugte u dhashay talyaaniga. Wuxuu ahaa saynisyahan kaalin libaax ka soo qaatay cilmiga darajo la gaarana kuweeda ugu sarsareeya ka gaaray. Waxaa loogu yeedhaa 'Aabaha cir-dhugashada!'.
Si saaniya ayuu cagaha dhulka ugu heystaa. Waa qoraa, farshaxaniiste iyo sheekeeye. Wuxuu dadka uga sheekeeyaa in soomaaliyaddiisa la bacriminsantahay taariikh: wuxuu ku dhashay Muqdisho. Wuxuu dhashay siddeed sano kahor kaba kacararkii. Kabakacararkii, Kenya ayey ka dheceen, asoo 18 jir ahna waxa uu cagaha dhigtay Koonfurta London. Waa soomaali, waa Biritish, waa Diiriye Osman.