Qaybta

Uncategorized

U

GAWRICII KIISHA | Bal ila sawiro akhriste !

Waxad ahayd wiil yar oo dagana magaalo KIISHA la yidhaa oo dhashay sanadku markuu ahaa 620 (miilaadi). laba jir adoo ah magaaladiina waxa soo galay nin reerkiisii ka soo cararay oo la soo caydhiyay. reerka aad ka dhalatay iyo laba reer oo kale ayaa ku heshiiyay inay ninkan la soo caydhiyay si nabdoon magaalada u soo galiyaan oo aanay dib ugu celin reerkiisii. ninkan wuxu Sheeganayaa inuu yahay...

Miraha cayda

Aadamuhu heerkaan uu maanta taaganyahay kuma uusan dhalan ee safar iyo socdaal kacaan-kuf miidhan ah buu u soo maray. Gaadiidka uu ugaga soo baxay godadkii uu ku noolaa oo uu ku soo gaadhay dabaqyadaan dushoodana waa mid leh dhowr taayar oo la’aantood horay-u-socosho aysan jirin. Taayaradaas badankoodu dadku way wada yaqaanaan lkn waxaa jira taayar aysan dadka badankoodu fahansanayn...