Qaybta

Xulka

X

Islaamku sidee ku faafay?

Diinta islaamku waxay ka bilaabatay magaaladda Makka ee dhacda galbeedka Sucuudi-Carabiya, muddo saddex iyo toban sannadood ah ayuu nebi Maxamed dadka ka baryayey inay diinta soo galaan, dad yar oo ehelkiisa ahaa iyo addoon ay ehelkiisu lahaayen ama uu isagu lahaa ayaa raacay muddadaas. Dhib badan markuu Makka kala kulmay nebigu wuxuu isku dayey magaalo la yidhaado Daa’if inuu hawshii...

Doorashada nooca jinsiga ee ilmaha

Susan Gunn iyo Robert waa lammaane muddo is qabay oo ku nool koonfurta England, meelay ka maqleenba waa se duul fahansan dulucda murtida soomaliyeed ee ah “Eebe waa siduu doonaba yeele”, siday doorkan doonayaan inuu yeeli doonase iskuma ay hubaan. Susan iyo Robert waxay gu’ kahor go’aansadeen inay Eebbe ka talo baxaan isku hallayntiisana hubanti ku doorsadaan. Waa dad...

Noloshii Warmooge iyo la kulankii Eeebbe

Waxaa mudo dhowr bilood ahi ay ka soo wareegtay burburkii dawladii dhexe. Warfaa iyo qoyskiisuna waxaa ay u qaxeen meel baadiye ah oo 50 km dhanka qorraxdhaca ka xigta magaaladii ay ku noolaayeen. Nolosha qoysku waxaa ay ku tiirsan tahay xayn adhi ah iyo beer yar oo xoogay qudaar ah ay ku beereen. Waa habeenimo Isniin ah, qoysku waxaa uu ku hareeraysan yahay dab ay ku shiteen aqalka hortiisa...

Saadaashii dhabawday ee Daarwiin

Gobol kasta oo aduunka ka mid ah, naaslayda ku nool waxa ay kasoo farcantay noole kale oo dabar go’ay kaasoo isla gobolkaas ku noolaa, sidaas daraadeed, waxaa dhici karta in Afrika uu ku noolaan jiray noole daanyeer oo kale ah (Ape) kaasoo dabar go’ay aadna ugu dhawaa Gorilla-ha iyo Chimpanzee-ga, maadaama labadan noole yihiin labada noole ee noogu dhaw nooleyaasha maanta jooga, waxaa...

Addoonsiga diimaysan ee ay Carabtu kula kacday dadka diirka madaw

Aduunyada Carabta waxaa iska caadi ah in qofka diirka madaw la faquuqo oo la takooro weliba si dadnimada ka baxsan. Carabtu waxay badankoodu aaminsan yihiin in dadka madoobi ay yihiin nijaas ka derejo liita iyaga waxaana jirta sheekoooyin badan oo facba faca ka danbeeya u gudbiyo waxaana ka mid ah huuhaadaas ay carabtu isu-weriso sheeko odhanaysa dadka madaw asalkaadu waxay kasoo jeedaan wax ay...

Maxaa soomaalida kala duwanaanshaha ku diray?

Sababta uu qofka soomaaliga ahi caalamkaas weyn uga danbeeyo oo uu u yahay qof aragti gaaban oo aan fakar dheer lahayn, qof aan doodi aqoon oo inta uu hadal yar tuurto sii orda, qof aan oggolaan karin wax uusan hore u la kulmin iyo qof aan si abaabulan u hadli karin oo wax isku qasan ku hadlaa waa in ay soomaalidu isku mid yihiin dhan kasta. Gobollada Bay iyo Bakool waxaa lagaga hadlaa afka May...

Hooyadaa ayaa ka naxariis badan Ilaahaaga!

Dhammaan diimaha samaawiga ahi Ilaahooda waxay ku tilmaameen inuu yahay mid naxariis badan, caddaalad badan oo neceb inuu ku xadgudbo addoomihiisa, sidoo kalena aanan aqoon eexashada iyo qaraabo kiilka, Ilaahay waa mid ku qiimeeya addoonkiisa falalkiisa adduunka oo ku xisaabiya.. Ilaahay waa mid ciqaabta u soo hormariya kuwa amarkiisa qaadan waaya ee ku gacan saydha nimanka uu farriintiisa u soo...

Waa maxay sababta keentay maqnaanshaha wax-abuurka bulshooyinka muslimiinta

aqtigan aynu joogno marka aad eegto adduunka iyo heerka wax soo-saarka bulshooyinka ee kobociisu xawaaraha ku socdo maalin walbana samaynayo daahfurro baaxad wayn oo la xiriira tiknoolajiyada, caafimaadka, sayniska, hawada, militariga…iwm waxaad dareemaysaa in lagaa tagay oo aad kaligaa fadhidid qol madaw oo laga guuray waa hore, waxa kaliya ee qolkaa looga dhex tagayna yahay buug ku qoran...

Xaqdarro

Carruurta dugsiyada qur’aanka dhigta midkii aan xafidaadda ku fiicnayn ama aan jeclayn in uu subaca iyo qur’aanka ka qaybgalo waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay ”Ilmo uu shaydaan duufsaday!” Dadka uu la deggan yahay iyo wadaadka dugsiga dhigaaba waxay ku heshiiyaan in uu ilmahaasi shaydaanka calaaqaad weyn la leeyahay, oo in la dilo laga helayo ajar iyo xasanaad loo aayayo maalinta Qiyaame.Guriga...