Qormooyinka Cusub

Xasuusta mise Jirka?

X

Qofka waxa uu qof ku yahay waa xogta uu xambaarsanyahay ee ku kaydsan maskaxdiisa, sida xasuusta, aqoonta, qibrada IWM. Aniga iyo adiga farqiga inoo dhaxeeyaa waa in aynu ku kala duwannahy macluumaadka aynu xambaarsanahay, tusaale aniga waxaa aqaan dadyow goortii aan magacyadooda maqlo aan soo xasuusto oo aan ka dhex baaro kaydka maskaxdayda, waxaan aqaan dhacdooyin isoo maray. Adiguna sidoo...

Caashaqii labo kacleeyey (Sheeko Faneed)

C

Afarta indhood oo ay laboba labo jeceshahay waxaa isugu horraysey gu' ay geedaha sare huwadeen caleemo, xay, miro iyo faraq uu roobba roobkii ka danbeeyey ku saagootiyey onkod iyo hillaac isdaba joogey toddobkii ilaa gusooraha oo labo bilood oo isdaba joogey ay balliyada iyo meel kasta oo godan xareedi ku negaatey. Dhirta hoose oo isugu jirtey qaar magacyo leh iyo kuwo aan magacyo lahayn iyo...

Boqorradii Imbaraadooriyaddii Roomaanka

B

Taariikhda Imbaraadooriyaddii Roomaanku waa mid aadan marna ka xiiso beeli karin. Waa taariikh kayn ah oo aad wax walba ugu tagayso. Wakhti boqol sano ka yar ayay sagaal iyo laabatan boqor yeelatay. 29-kaas afar ka mid ah keliya ayaa si caadi ah u dhimatay, inta kale waa qaar la sumeeyay, qaar la daldalay, qaar la waayay iyo qaar naftooda la baxsaday. Laga geyoon maayo in la ga sheekeeyo...

Geesiyaynta gabdhaha

G

ablaha waxaa loo diyaariyaa markay yar yihiin inay ka fogaadaan caqabadahaa iyo dhibaatooyinka nolosha, waxaa loo sheegaa inay qoslaan, si nabad ah wax ku xalliyaan, waxbarashada ay si xeeladaysan u wataan oo dhibco fiican keenaan. Dhanka kale, wiilasha waxaa la baraa inay adkaysi yeeshaan, inay dhibaatooyinka u dhabar adaygaan, xitaa kubbadda inay si aan naxariisi ku jirin u ciyaaraan oo geed...

Maxay isku diidan yihiin ururada Al-shabaab iyo Al-Ictisaam?

M

Inta aynaan guda gelin dhumuca qormadan aynu qeexitaan kooban ka bixino ururadan Islaamiga ah ee aynu gorfayn doono waxa uu ku salaysan yahay is maandhaafkoodu. Kooxda Al-Ictisaam ee Soomaaliya oo horena loogu magacaabi jiray Al-Itixaad waa koox qolyaha Salafiyada ama Wahaabiyada loogu yeero kamid ah, waxaana kooxdan aasaasay Sheekh Bashiir Salaad sannadkii 1996, kooxdani waxay xoog badan saartay...

Kawnku ma yahay mid nidaamsan?

K

Inkastoo aan la odhan karin kawnku waa mid 100% nidaamsan oo nidaam darro iyo isku dhex yaacsanaani ay kawnka qaybo ka mid ah ka muuqato, hadana nidaamsanaanta kawnka waxaa aynu u tirin karnaa jiritaanka afar waxyaabood, maatar/matter, tamar/energy, fagaag/space iyo ammin/time. Afartaa shay labo ba waa ay isku mataansan yihiin oo fagaagga iyo amminta waxaa la isigu geeyaa spacetime. Halka...

Cibaado iyo caqiido maxay yihiin?

C

Cibaadadu waa maamul iyo siyaasad la sameeyey xilliyo hore oo ay dadku aad uga garasho iyo aqoon yaraayeen heerka ay maanta joogaan. Dadkii cibaadada soo rogey ujeeddadooda ugu weyni waxa ay ahayd in dadka shaqo la’aanta ah loo sameeyo waxyaalo ay ku mashquulaan, dadkuna xilliyadii hore bilaa camal buu u badnaan jirey. Maanta sida badan cibaado loo ma baahna oo dadku shaqooyin ama waxbarashooyin...

Sanamka dhuumaalaysta

S

Qof maskax furan marka loo sheego in uu jiro ilaah abuuray waxa ugu horreeya oo maskaxdiisa ku soo dhacaa waa in uu isweydiiyo cidda ilaahaas qofka abuuray laftiisa abuurtay. Wadaaddadu waxa ay sheegeen in markii ay qof isweydiintaasi ku soo dhacdo uu iska indhotiro, isla markaas waxa ay isla wadaaddadaasi sheegaan in aysan jiri karin wax iska abuurmay oo aan lahayn cid samaysay, taas oo uu...

Dhaqan Doorin

D

Soomaalidu waa dadka ay ugu fuddudahay in dhaqankooda la beddelo, laakiin waxaa ku yar dadka dhaqan’abuureyaasha ah oo bulshadu sida ay u socoto wax ka dooriya. Waxyaalaha in soomaalida dhaqan cusub degdeg loo gelin karo muujinaya waxaa ka mid ah sida fudud oo ay wahaabiyadu u beddeleen lebbiska dumarka. Maanta haweenka soomaalidu waxa ay ka siman yihiin in ay timohooda qariyaan, badankoodana ka...

DABA-MACAWSAYN (Dabada oo macaws lagu gufeeyo)

D

Kufsiga beryahaan dumarka ku soo batay Gartii Cabdullahi Cismaan ha lagu xaliyo.Cabdulaahi Cismaan Kenadid (allaha u naxariisto) iyo saaxiibkiis oo safar ah una socda Keenya, bilowgii siddeed-tamaadkii ayaa meel u dhaxaysa xuduudda Somaliya iyo Kenya baabuur kula jabay.Waxay go'aansadeen inay dhulkaas lug uga gudbaan intay ka gaarayaan magaalo weyn oo ay baabuur ka helaan.Maalinba reero baadiye...

Nala Soo Xiriir

Follow Us