Riyadii Abu Kharbuush (18+)

R

Abu-Kharbuush wuxuu yidhi wax badan kama xasuusto adduunyadii aan safarka gaaban ku joogey, waxaa xasuus iigu danbeysey anigoo isku qarxiyey cadawga ilaahay ee deganaa bar kantarool oo laga galo magaalo ay kufaartu haysato TAKBIIIR.

Wax yar kadiba waxaan dareemay iftiin isii sida iyo codad ku hadaaqaya; waa maxay naftan udugga badani kasoo carfayo ee aad soo waddaan iyo cod kaloo ugu jawaabay; waa Abu-Kharbuush wax yar kadiba waxa la i geeyey qabrigii oo su’aalihii eebbe waa ii fududeeyey, waxaan ogaadey codadki inay ahaayeen malaa’igti ilaahay oo wada hadlaysay aniguna aan qabrigii joogo lana i janneeyey.

Muddo aan ku qiyaasay maalmo ayaan daaqad janno ah oo qabrigayga iiga banaanayd ka raaxaysanayey kadibna waxa la afuufay suurkii, aniga iyo koox kale bilaa xisaab ayaan jannada ku galnay waxaana nasii gelbiyey maali’g aad u xoog waaweyn, ugu danabyn waxa meel aan dheerayn iiga muuqatay goobtii aan ku lahaa jannada, kolkaan usoo dhowaa ayaan maqlay cod aan u aqoonsaday inuu yahay taah, waxaan lasii raacay dhegaha waqti badan-se iguma qaadan in aan fahmo taaha iyo reenka baxayaa inuu yahay shuhadadii iyo ehlu-jannihii oo wasaya xuural-cayntii.

Markaan dhowr talaabo usoo jirey teendhadii la iigu talo galay waxaan halacsaday muuqa saaxiibkay Abu-Khuraasaan oo teendho aan sidaa iiga fogeyn lasii galeya wax aan u kala garan waayey Qilmaan (Wiil yar) iyo Xuural-cayn, intaanan ka boganba waxaan maqlay sawaxan iyo qaylo mise waxa igu soo yaacay haween aad u faro badan oo aad quruxdooda yaabayso way igu dheg-dhegeen  shumis ayayna iga badiyeen iyo hadalo macaan oo aan ka xasuusto; xabiibi seydkiiyow soo dhowoow waan kusugeyney iyo ereyo kaloo badan, waxaa kasii darnaa shumiska meel walba naas adag oo taagan sidii eebbe kitaabkiisa ku sheegay iyo kuunto kuusan ayay dhan walba iga saran runti qalbiga ii degey waxaana iguso boodey kacsi xad dhaaf.

QORMO LA XIRIIRTA:  Islaamku sidee ku faafay?

Waxay iisii galbiyeen dhankii teendhada, waxaana kadinkeeda nagu soo dhoweeyey qilmaano yar-yar oo aad quruxdooda lu’lu moodo, jidh debecsan iyo dabo kuusanna eebbe ku mannaystay, gudaha markaanu galnayba waxay indhahaygu qabteen noocyada kala duwan ee khamriga, caanaha iyo noocyo aad u faro badan oo cuntooyin ah.

Miyaan sugi karayaa isla markiiba dharkii baan tuurtay, waxaan saf ka maray xuural-cayntaydii, khamrigiina si aan kala joogsi lahayn ayaan u cabbey. kaadi, daal iyo saxaro ma jiraan halkan laakin xoogaa dhuusa ah ayaa xilliyada qaar iga baxsata.

Wasmo aan xad lahayn, khamri iyo xilliyada qaar oo aan qilmaanada ii adeega iyaga laftooda shaqo ka qabtaba markaan maalmo dhan wadey hawshaa ayaan is iri bal ehlu-jannihii booqasho gaaban ugu tag, waxaan u kacay dhankii ay iga xigtey teendhadii saaxibkay mujaahid Abu-khurasaan, maradii albaabka u ahayd kolkaan ka qaadayba waxaan arkay isagoo ku raran Qilmaan yar, toddobaatameeyo haween ahina dul hoganayaan, bannaanka ayaan uga baxay si uu hawashiisa u dhamaysto xarajna aanu u dareemin, wax yar kadibna wuu soo baxay hab ayaan isa siinay..

Abu-kharbuush: Akhi fillaah, ii waran waan guulaysanay.
Abu khuraasaan: Alxamdulilaah.
Abu-kahrbuush: Ka dhereg saw maad helin wiilaashii yar-yaraa ee aad jeclayd.
Abu-khuraasaan: Weli ma xasuusata hhhhhhhh.

Kadibna waan is maca-salaamaynay Abu-khuraasaan, waxaan u kacay dhankaa iyo naarta, jidkii siraad ayaan si maray sida hillaaca waxaan arkay ehlu naarkii, waxayna u badan yihiin reer-waaq (Gaalo), holaca iyo qaylada ka baxaysa iyo sida loo dubayo waan ka argagxay waana ka cararay, ilaahayna waan u mahad celiyey.

Kolkaan teendhadaydi sidaa u galay oo ay qilmaanadii isoo dhoweeyeen xuural-cayntiina saf iisu gashay iyagoo u tartamaya inaan ku sharfo in aan waso dhamaantood ayuun baan waxaan hal mar arkay Umu-Ayman oo dhex fadhida teendhadayda murugo badanina ka muuqato.

Abu-kharbuush: Yaa Umu-Ayman kusoo dhowoow Jannada, maxaad samaysay oo halkan ku keenay?
Umu-Ayman: Cadawgii ilaahay ayaan isku qarxiyey.
Abu-Kharbuush: Oo caruurtiina?
Umu-Ayman: Ilaahay baan uga imi, adigu yaad nooga timi?
Abu-Kharbuush: Alxamdulilaah

QORMO LA XIRIIRTA:  Dib-u-sixidda afkaaraha diinta islaamka: laba daran mid dooro!

Habeenkaas waxaan u sheegay xuural-cayntii in aan la qaadan doono Ummu-Ayman maadama aanu is candho naqaan, Ummu-Ayman jidhkeedii isbedel ayaa ka muuqda hadda waa is haystaa, Naaseheedii waa taag-taagan yihiin, kuunto kuusan oo aanay lahaan jirin way yeelatay illeen shaqo rabbaani ah baa laga qabtee, aniga laftayda Kacsigaygu xad ma leh oo 72 dumar ah baan saf ka galaa wax baahi ahna uma qabo xabaasuuddii, xulbaddii iyo fiyaagarahii aan qarsoodiga ku cuni jirey.

Habeenkaas aniga iyo Ummu-Ayman wuxuu noo ahaa habeen gaar ah oo aanu sanka ka keenay wasmo, laakin subaxii kolkay ahayd ayaan arkay Ummu-Ayman oo cadho ka muuqato waxayna igu tiri hadal ahaa.

Umu-Ayman: Abu-Khuraasaanoow miyaanan sidaada oo kale ilaahay dartii usoo dhiman?
Abu-Kharbuush: Nacam yaa Ummu-Ayman.
Umu-Ayman: Hadday sidaa tahay miyaanan xaq u lahayn 72 nin oo i fuula iyo dersin hablo yar-yar oo aanu isfara-farayno iina adeega, illeen adigu waxaad heshay 72 haween ah iyo dersin Qilmaanno ahe.

Intaanan u jawaabin ayaa teendhadii nala ruxantay, Subxaan Alaah, ilaahow tawba ayaan afka qabsannay dhamaantayo aniga, Ummu-Ayman iyo Xuural-cayntii iyo xataa Qilmaannadii, Ummu-Ayman waxaan u sheegay in aanay sheekadii adduunyada halkan ool oo ay raalli ku noqoto qaybta ilaahay.

Kadibna koob wayn oo Khamri ah ayaan ka saaray, waxaan kaloo u yeedhay ku yar oo qilmaan ah si aan uga shaqeeyo, anoo kii yara ugu haya ayaan waxaan dareemay dabayl kulul iyo cod u eg kii Ummu-Ayman, hal mar ayaan kor u boodey mise waxaan hurdaa teendhadaydii saxaaraha carbeed ku taallay, wixii oo dhami waxay ahaayeen riyo, naxdin waynaa!.
Umu-Ayman ayaan idhi; maxaa dhacay? Si cadho leh bay waxay tiri; war nacallaa kugu yaale dameerka soo qabo wui cararaye.

JOIN OUR NEWSLETTER
Fadlan geli Email-kaaga oo rukumo si laguu ogaysiiyo qormooyinka cusub.
We hate spam. Your email address will not be sold or shared with anyone else.
guest
1 Comment
Hore
Cusub Ugu codka badan
Inline Feedbacks
View all comments
Mohammet azar
Mohammet azar
3 Bilood Kahor

🤣🤣🤣🤣
Xaqiiqdii wan yabanaa oo maanta oo dhan mesha wax ku dhmanayan ayaanba sugi wayay balse arinta ayaaba qoslka ku so dhamatay.

Shukran wll.

W/Q: Khaled Hassan