Summad

Abuur

A

Aadan dheere iyo dhashiisii is guursatay!

Aadan dheere waxa la yidhaahdaa wuxuu ahaa ninkii ugu horreeyey ee waynuhu abuuray, dhoobo ayuuna ka abuuray. Maalmo yar kadib markuu cidlo dareemay Illaahay wuxuu feedhiisa uga abuuray haweeney ay nolosha wada qaybsadaan. Shahrul-Casalkii markay Jannada ku raaxaysteen ayay jebiyeen amarkii Illaahay ee ahaa geedka ha cunina hana u dhowaanina, geedkii ay cuneen dartii waa lasoo tarxiilay. Geed yar...

Adiga yaa ku abuuray? Kownka se yaa abuuray?

Sababta keentay in dadku meel kasta oo ay joogaanba samaystaan sheeko xariireed abuurka ku saabsana sida uu falkiyay David Hume dadku kama fikiri karaan shay bilaa sababa, waana ujeedada ay nolosha iyo kawnka ahaanshahooda fasirka ugu raadshaan, hadday waayana ay mid jeebkooda ah u saaraan.