Summad

Akhlaaqda

A

NEBI CODSADAY KUFSIGA GABDHIHIISA!!

Quraanku sida uu soo warinayo qawmkii Luud waxay ahaayeen niman ku falan ragga inay fuulaan, markii qawmkii luud laga kari waayay inay rumeeyaan nebigooda ee la gaadhay wakhtigii la soo afjari lahaa ilaahay wuxuu soo diray malaa’igtii halaagi lahayd wuxuuna u soo yeelay suurad wiilal dhalin yaro ah oo aad u qurux badan! markii ay luud soo gaadheen waa uu marti sooray oo gurigiisa ayuu ku...

Doodda Akhlaaqda (Morality)

Dooddani waa mid culus oo soo jireena, in badanna u dhaxaysey dadka Eebbe rumaysan (Theists) iyo dadka aan Eebbe rumaysanayn (Atheists) sida dad badan oo Soomaliyeed uga hadlaana uma fududa, doodduna ma aha dood qofeed ee waa dood aragtiyeed, waana dood dadka Eebbe rumaysan ugu jirta halka doodda Hoogga iyo Hallaaga adduunku (Proplem of Evil and suffering) ugu jirto dadka aan Eebbe rumaysnayn.

Akhlaaqda iyo Diin la’aanta

Dadka diimaha rumaysan si guud waxay isku xidhaan xumaanta iyo diin la'aanta iyagoo leh qofku haddaanu diin lahayn maxaa diidey inuu siduu rabo sameeyo? Qofka muslimka ahi waa qof ka cabsanaya awood sare oo aan jiritaankeeda la hubin, awooddaasi haddey meesha ka baxdo qofkaasi wuxuu doono ayuu samaynayaa. Wanaagga iyo xumaanta qofka muslimka ah ama si guud dadka diimaha rumaysan ka timaada waxaa...