Summad

Aragtida Evolution

A

Asalka Nolosha (Origin of life)

Saynisyahannadu waxay isku raacsan yihiin muddo laga joogo 4.6 bilyan sanno ka hor in daruur boodh-gaaseed oo cufnaan badan leh heehaabaysa fagaagga oo la yidhaa SOLAR NEBULA ay isku duntay markii ay soo gaadheen xoogag ka soo firdhaday xidigo qarxay oo la jaar ahaa. Arintaasi oo garabsanaysa cufis-jiidadku waxay keentay in wareeg ay sameyso daruur-gaaseedkii isla markaana qaab dhismeedkeedi uu...

Tadawurku waa xaqiiqo cilmiya

Waxaad arkaysaa dad si fudud u yasaya aragtidii Daarwiin ee Tadawurka. Waxa qurux badan qofku markuu wax durayo inuu aqoon u lahaado. Iyadoon meel fog laga eegin cadaymaha Tadawurka, adiga akhristaha ah ayaa tusaale nool u ah. Haddaad u fiirsato jidhkaaga waxa laga helayaa xubno aanad u baahnayn oo aan faa’ido buuran kuu lahayn laakin awoowyaashii aad ka soo tafiirantay muhiim u ahaa.

Khalad fahano daaran aragtida Daarwin

Marka koowaad Evolution-ka ama tadawurku saynis maaha waayo saynisku waxuu ka hadlaa hadda iyo imminka waana i tus oo i taabsii!Saynisku dhammaantii ma aha mid ku kooban ili aragtay, waxa jira saynis taariikheedyo fara badan oo darsa waxii dhacay, waxaana la dhahaa Historical Sciences-ka sida Cosmology, Geology, Paleantology, Pleanthropology, iyo Archaeology.Waxaana jira laba saynis oo kala ah...

Saadaashii dhabawday ee Daarwiin

Gobol kasta oo aduunka ka mid ah, naaslayda ku nool waxa ay kasoo farcantay noole kale oo dabar go’ay kaasoo isla gobolkaas ku noolaa, sidaas daraadeed, waxaa dhici karta in Afrika uu ku noolaan jiray noole daanyeer oo kale ah (Ape) kaasoo dabar go’ay aadna ugu dhawaa Gorilla-ha iyo Chimpanzee-ga, maadaama labadan noole yihiin labada noole ee noogu dhaw nooleyaasha maanta jooga, waxaa...

Waa maxay Evolution?

Waa maxay Evolution? Maxay se tahay Aragtida Horumarka Noolaha (The theory of Evolution)?! Erayga Evolution oo loogu dhawaaqo E-fa-luu-shin, macnihiisa xarfiga ah waa horumar, ama hor u socod. Wax horay uga dhaqaaqay halkii ay joogeen. Evolution ama The theory of evolution waa qeyb ka mida Cilmiga Noolaha (Biology). Waa mowduuc gorfeeya xiriirka hidde (genetic), muuqaal, iyo askun ee ka dhexeeya...