Summad

Dhimashada

D

Waaritaan (Immortality)

Si guud marka loo eego erayga "waaritaan" waxa uu ka dhigan yahay - in nolosha lagu waaro. Waa nolol aan dhammaad lahayn oo dhimasho la'aan ah. Balse marka laga eego dhanka diimaha midba si bay u dhigtaa; doodaha falsafadeed ee ka warrama ruuxda si bay u sharxaan; sayniskuna si buu u arkaa waaritaanka nolosha.