Summad

Fikirka

F

Adeegsiga caqliga iyo akhriska xorta ah

Sida dadka badankiisu aaminsan yahay noolaha oo dhan waxaa ugu sharfan dadka. Dadku waa karaamaysan yahay, asaga ayaana ugu mudan wixii nafi ku jirto. Noolaha oo dhani waa ka siman yihiin wax walba. Nafta, daremayaasha, korriinka, taranka, iyo kuwa kaleba . Waxa kaliya ee inaga soocay waxaas oo makhluuq ahi waa garaadka (intelligence). Taas oo noolayaasha kale aynu dheernahay ama aysan lahaynba.

Yaa muslim ah?

Diinta islaamku bilowgeedii waxa ay ku asaasantay dad qof qof diinta u soo gelayey oo ma ay jirin kooxo ama qabiilooyin isku mar nebiga isu dhiibey. Qof kasta oo diinta galaa waxa uu ogaa sababta uu u galay oo uu macneyn karey, waxa uuna ahaa qof ay isaga shakhsi ahaan uga soo go'day in uu nebiga ku raaco arrinta cusub ee uu la yimid. Sidaas waxaa diinta loo gelayey toban sano iyo dheeraad, waxa...

Islaamka ma oggol yahay xorriyadda fikirka ama caqiidada?

nkasta oo ay adagtahay in qof ku ku fahmo isaga oo ka heysta mawduuca aaminaad ku dhisan sooyaal iyo abab shaqsi ah haddana adeegsiga caqliga iyo indhaha oo lagu furo xaqiiqada waxa ay ku siineysaa xorriyad iyo dhalasho cusub.Mawduuca waxa aan ka eegi doonaa jihooyin badan sida habka Qur’aan-ku u soo bandhigay, uga hadashay Axaadiista lagu qabo kalsoonida, sooyaalka tafsiirka diiniga ah, dhaqan...

Han weyn iyo hibo yar!

”Male” iyo ”dhab” waa labo erey oo afkeenna duugga ah ka mid ah, lagana yaabo in macnnehoodu uu luqad kasta ku jiro, laakiin labadaas kalmadood midkee buu macnihiisu horumarka nolosha u fiican yahay?Waxaa su’aashaas ka horraysa ”Horta ma ay fiican tahay in la horumaro mase waa ay xun tahay?”. Sida ay dadkeennu u dhaqmaan oo ka muuqata haddii la daliishado waxaa caddaanaysa in uu horumarku xun...