Summad

Guurka

G

Haweenow xorriyadda cadaaladdaa ka horraysa

Haweenka Soomaaliyeed waa inay ogaadaan caddaaladda iyo daryeelka ay raadineyaan waxaa ka horeeya inay ka xoroobaan amar ku taaglaynta ragga oo ay noqdaan kuwa iyagu iska masuul ah. Qof aan xor ahayni caddaalad ma heleyo inuu raadiyaana waa garasho xumo.

Maxaa ka jira in nabigu madhalays ahaa?

aydiintan sare ku xusan si aan uga jawaabno waxaa muhiim ah in aan taariikhda u akhrino qaab ka fog caadifad diineed oo aan caqliga u bandhigno. Waxaa muhiim ah inaan ogaano taariikh nololeedkii ama siiradii nebiga ee ugu horreeysay in la qoray 200 sano kadib geeridiisii, waqtigaas is bedello badan ayaa dhacay oo muslimiintu dhulal badan oo diimo iyo dhaqamo kala duwan leh ayay ku fideen oo is...

Guurka diimuhu ma dhillaysi dahsoon baa?

Si aan waydiinta sare ku xusan jawaab ugu helno horta waa in aan qeexnaa waxa uu guur yahay, ereyga guur micnooyin badan ayuu sameeya bulshooyinkuna waa ku kala duwan yihiin, waana noocyo badan yahay, laakiin waxa jira in ay isku raacsan yihiin inuu yahay heshiis dhex mara laba qof oo iyagu is doortay iskuna qancay go’aansadayna in ay wada noolaadaan ama qaybsadaan nolol qoysnimo. Heshiiskaas...