Summad

kufsi

k

DABA-MACAWSAYN (Dabada oo macaws lagu gufeeyo)

Kufsiga beryahaan dumarka ku soo batay Gartii Cabdullahi Cismaan ha lagu xaliyo.Cabdulaahi Cismaan Kenadid (allaha u naxariisto) iyo saaxiibkiis oo safar ah una socda Keenya, bilowgii siddeed-tamaadkii ayaa meel u dhaxaysa xuduudda Somaliya iyo Kenya baabuur kula jabay.Waxay go'aansadeen inay dhulkaas lug uga gudbaan intay ka gaarayaan magaalo weyn oo ay baabuur ka helaan.Maalinba reero baadiye...

Xeerka kufsiga ee Somaliland waa xeer noocee ah?

Waxaan arkay dad badan oo ka qaylinaya xeerka kufsiga ee ay ansixiyeen golayaasha xeer dejinta Soomaalilaan, madaxawaynuhuna uu saxiixay. (Xeer. Lr 78/2018) Xeerkaas cid waliba waa ka hadashay mid akhriyey iyo mid aan akhriyinba. Koox waliba waa qaylisay sabab la’aan iyo jaahlinmo darteed. Xeerkaas waxaa diidey qolyaha diinta ka ganacsada ee culimada sheegta oo aan ogolayn in la keeno xeer...

Haweenow xorriyadda cadaaladdaa ka horraysa

Haweenka Soomaaliyeed waa inay ogaadaan caddaaladda iyo daryeelka ay raadineyaan waxaa ka horeeya inay ka xoroobaan amar ku taaglaynta ragga oo ay noqdaan kuwa iyagu iska masuul ah. Qof aan xor ahayni caddaalad ma heleyo inuu raadiyaana waa garasho xumo.

Islaamka iyo dhillaysiga

arka laga hadlayo dhillaysiga oo ah in lacag la dhaafsado galmo, waxay ka duwan tahay galmada caadiga ah (Zinada) oo ah in laba qof oo maskax ahaan fayoobi ku heshiiyaan inay isu galmoodaan iyaga oo aan is qabin lacagna aan kala qaadan maadaama ay labaduba baahi u qabaan galmo. Zinadu diinta islaamka xukun cad bay leedahay, kaaso ah in dhagax lagu dilo qofka isagoo guur soo maray sinaysta sida...

Kufsiga Maxay ka tiri diinta Islaamku?

Dagaal oogayaashii (Mujaahidiintii) diinta islaamka dacallada adduunka gaadhsiiyey waxay ummado badan isugu dareen xasuuq, kufsi, dhac iyo addoonsi, muhiimad wayn bay u lahayd nebiga inuu ka shaqeeyo kana fekero baahida galmo ee ay qabaan mujaahidiintu sidaa darteed waa u banneeyey nooc walba oo dhillaysiya sida guurka loo yaqaan Mutcada iyo kufsiga haweenka gaalada xittaa haddii la qabo.

Guurka diimuhu ma dhillaysi dahsoon baa?

Si aan waydiinta sare ku xusan jawaab ugu helno horta waa in aan qeexnaa waxa uu guur yahay, ereyga guur micnooyin badan ayuu sameeya bulshooyinkuna waa ku kala duwan yihiin, waana noocyo badan yahay, laakiin waxa jira in ay isku raacsan yihiin inuu yahay heshiis dhex mara laba qof oo iyagu is doortay iskuna qancay go’aansadayna in ay wada noolaadaan ama qaybsadaan nolol qoysnimo. Heshiiskaas...