Summad

Murtad

M

Islaamku muxuu ka qabaa qofka ka noqda diinta (Murtad)?

Diinta islaamka waxaa ku jira wax badan oo garashada diideya iyaguna is burineya waxaana ka mid ah waxyaabahaas xukunka lagu rido qofka ka noqoda rumeynata diinta (حد الردة). Illaaha Quraanku wuxuu kitaabkiisa ku xusay in rumayntu aanay qasab ahayn ( لَا إِكْرَاهَ فِي الدِّينِ). Illaahay wuxuu aayad kale ku canaantay nebiga isagoo leh (ma adaa dadaka ku qasbaya inay rumeeyaan diinta –...

Wiil Soomaaliyeed oo ka tagay diinta Islaamka iyo fal-celinta qoyskiisa (Video)

Muuqaalka hoose Jamaal oo ah wiil Soomaaliyeed oo Maraykanka ku bar-baaray waxa uu kaga war bixinayaa qaabkii ay qoyskiisa uga fal-celiyeen markii ay ogaadeen inuu Islaamka ka baxay. Waxa uu Jamaal carrabka ku adkeeyey in Islaamka uusan jirin jacayl aan shardi lahayn oo u dhexeeyo ubadka iyo waalidkood balse daqiiqadda aad Islaamka ka baxdid uu ku eg yahay jacaylku. Dhalinyaro badan ayay cabsida...