Summad

Newton

N

Xeerashii Newton qaybtii u danbaysay

Kawnku waxa uu ku dhisan yahay "xeerar" aynu baadhi karno, heli karno walibana fahmi karno, arrintaasi waa muhiim waana arrin ah in qof walba niyadda ku hayo. Tusaale, haddii Kuuriyada Woqooyi ay mid ka mid ah gantaalladeeda qaaradaha iskaga goosha(ICBMs) ku riddo Maraykanka taasi waxay caddayn utahay in injineerrada Kim Jong Un ugu yaraan fahmeen xeerasha cuf-isjiidadka iyo kuwa socdaalka(laws...