Summad

Qadarka

Q

Doodda qaddarka: laba aan isqaban!

Dooda qadarku waa arrin aad iyo aad u culus. Waa falsafad adag iyo dood xoogan. Qadarku waa mid isfahanwaa iyo kala dheeraansho ka dhex abuuray; faylasuufyada iyo wadaadada diimaha idilkood. Waa mid ay laba xagal oo kala fog kala taagan yihiin dadka aaminsan iyo ku diidani. Waa laba koox oo mid waa kuwa diidane, ay yihiin dad bilaa diimo ah, halka kuwa kale ay yihiin dad diin rumaysan, ta ay...