Summad

Wadnaha

W

Ma maskaxda ayaynu ku fekernaa mise wadnaha?

arniyadiii hore dadku waxa ay aaminsanaayeen in wadnuhu uu yahay meesha laga fikiro isla markaana wax laga dareemo. Dadka fikraddan u dooday ee aaminsanaa waxa ka mid ahaa Filasoofkii caanka ahaa ee lagu magacaabi jiray “Aristotle”. Markii ay horumareen ogaalka iyo aqoonta aynu u leenahay habka uu jidhku u shaqeeyo waxaa caddaatay in arrinkaas aanay waxba ka jirin. Maanta waxa aynu...