Wiil Soomaaliyeed oo ka tagay diinta Islaamka iyo fal-celinta qoyskiisa (Video)

W

Muuqaalka hoose Jamaal oo ah wiil Soomaaliyeed oo Maraykanka ku bar-baaray waxa uu kaga war bixinayaa qaabkii ay qoyskiisa uga fal-celiyeen markii ay ogaadeen inuu Islaamka ka baxay. Waxa uu Jamaal carrabka ku adkeeyey in Islaamka uusan jirin jacayl aan shardi lahayn oo u dhexeeyo ubadka iyo waalidkood balse daqiiqadda aad Islaamka ka baxdid uu ku eg yahay jacaylku.

Dhalinyaro badan ayay cabsida waayidda jacaylka qoysku ay ku khasabtay inay uurka ku haysteen waxa ka guuxaya maskaxdooda oo af-gaabsadaan halkii ay hore  u socon lahaayeen.

JOIN OUR NEWSLETTER
Fadlan geli Email-kaaga oo rukumo si laguu ogaysiiyo qormooyinka cusub.
We hate spam. Your email address will not be sold or shared with anyone else.
guest
0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments